Galmudug Post
kala soco wararka, warbixinnada iyo dhacdooyinka dunida Galmudug Post
Galmudug State dhibka heysta waxaa waaye........................?
Ma ogtahay marqaatiga allaa kugu ag noolaaye
Ma ogtahay raqiib iyo catiid been ma ururshaane
Ma ogtahay berraad ehel la noqon ololka naareede.
Xoolaha ummadda hadaad cunto laguuma jeedo, oo cidna arkeyso, balse marqaatiga allaa kugu ag nool.👀.
Galmudug Post
24/10/2025
Caasimada Dulman , Galmudug
Tusaale: caasimadda dhuusamareeb dowlad goboleedka galmudug waxa ku metela.
1. Afweyne
2. Shariif lugey
3. Ina cali ganey
4. Ina geeda qorow
5. Sanweyne
Shantaan nin mid kasta wuxuu qabtaa
1. Nin naftiisa la daran
2. Nin ilmihiisa la daran
3. Nin walaalihiis la daran
Cilmi iyo afweyne aaqiro iyo adduun midna ma oga, Qoor Qoor ayaa warka dhex marsiista uu rabo inuu sheego.
Shariif lugey walaalihiis uun ayuu gacanta hayaa.
Geeda qorow ilmihiisa ayuu gacanta hayaa.
Sanweyne asaga dowladnimada k**a warqabo.
Hadana waxaa laleeyahay waxay metelaan caasimadda ama ceyr bari.
Adiga maxay kula tahay?
Musharax madaxweyne liibaan shuluq waxa uu leeyahay "aduunkaan is daba maray mindhaa leyma gaado" kursiga 💺 Galmudug State House 🥺 ishow ku hayaa. 🔬🔬
Deegaanka Caad Ee Koofurta Gobolka Mudug🫰
Reer Caad halkaan Asxaab maku nahay?
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 41
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 40
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 39
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 38
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 37
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 36
100050583485462:2048:Galmudug State nin baa sheegtay waaya arag isku wedi kara, hadana umulihii iyo caruurtii ayaa la dooxayaa cajiib. Part 35
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Km4 Street
Mogadishu
00252