Mogadishu post
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mogadishu post, Media/News Company, wardhigley, Minneapolis, MN.
03/30/2026
Is casilad
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Xildhibaan Saadaad Caliyow, oo ku sugan gudaha Baydhabo ayaa fariin u diray shacabka magaalada
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay qabsadhada magaalada Baydhabo.
Muqdisho, 30 Maarso, 2026: Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer ka sifeeyeen maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa.
Dhinaca kale, saraakiisha amniga ayaa gudaha magaalada Baydhabo ka wada hawlgallo lagu xaqiijinayo amniga, ka dib markii laga saaray magaalada maleeshiyaad uu marin-habaabiyay hoggaamiyihii h**e ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, gudaha magaalada waxaa kula kulmay shacabka Baydhabo, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ay wehliyaan qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Koonfur Galbeed oo horay uga soo horjeestay xadgudubyadii maamulkii h**e iyo xiriirkii lala yeeshay Khawaarijta.
Boqolaal ka mid ah shacabka Baydhabo ayaa gudaha iyo daafaha magaalada kusoo dhaweeyay Ciidamada Qaranka, iyagoo muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin in laga xoreeyay maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa iyo kuwii xiriirka la u0906u092a.
11/08/2025
11/08/2025
Good night
Way fududahay in la cafiyo qaladaadka dadka kale, laakiin way adag tahay in dib loo dhiso kalsooni labaad
Good morning 🙏
11/19/2024
For x trading Mt 5 hal malin samee $100 iyo in kabadanba pocket option ayaa noqtay kan ugu wanagsan brokerkarada jilka cusub
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Wardhigley
Minneapolis, MN