Khalifa Trader

Khalifa Trader

Share

Khalifa Trader waxaan idiin hayanaa Forex signals la hubo iyo in aan kuu korino Broker Account-kaada

KHALIFA TRADER 28/06/2020

https://t.me/khalifafx/321

KHALIFA TRADER Qofkii doonayo Account management in loo koriyo Account-Ka nala soo xariir https://t.me/Nalasooxariir

27/05/2020

SELL EURUSD

PRICE. 1.09608

ST. 1.10008

TP. 1.09191

AK. Osman 27/05/2020

Laga soo bilaabo 2017 ilaa hada ayaan ku soo dhax jiray Forex, shayga kaliya ee aan ka bartay lagana rabo qof kasto oo Forex isticmaalo waa in mar koowaad-ba aad iska ilaalin kartid khasaaraha ka dibna aad faa'ido heli kartid haba yaraatee.

Inta badan macaamiisheena aan usamayno Account management waxa ay na waydiiyaan meeqaa lacag ah ayaad noogu dari kartaa oo faa'ida ah Account-ka, run ahaantii waa su'aal jawaabteeda ay adagtay qof ka jawaabi karana uusan jirin sababtoo ah lamaba ogaan karo.

Anaga waxaan balan qaadaynaa in aan ku dadaalno in aan faa'ido fiican soo saarno khasaarahana aan iska yarayno ayadoo ay taas jirto hadii uu qasaaro imaadana waxaan diyaar unahay inaan qasaaro qayb u celino 50%qofka lacagta leh.

AK. Osman You can contact right away.

KHALIFA TRADER 18/05/2020

https://t.me/khalifafx/303

KHALIFA TRADER Annaga waxa ugu badan oo aan trade garayno suu waa Gold, sidaa daraadeed macaamiisheena waxaan ka codsanaynaa in ay soo furtaan Brokerada lagu trade garayn karo lotsize yar oo Gold ah. Tusaale ahaan waxaa ka mid ah Brokers-ka sida Fxpremus iyo Icm. Qofkii doonayo Account management in loo koriyo Acc...

15/05/2020
KHALIFA TRADER 11/05/2020

Ku soo dhawoow Khalifa FX signals, waxaad Ka helaysaa siganls la hubo iyo waliba Account management. Balanteenu waa guul

KHALIFA TRADER Ku soo dhawoow KHALIFA TRADER, waxaad Ka helaysaa siganls la hubo iyo waliba Account management. Balanteenu waa guul https://t.me/Nalasooxariir

10/05/2020

Ku soo dhawaada Khalifa Trader Waxaan idiin haynaa Account management.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Wadnaha Street
Mogadishu