Nujuum Collection

Nujuum Collection

Share

Kusoo dhawaada carwada dharka iyo uduga ee Nujuum Collection oo ku yaala wadada digfeer, jamacadii

27/06/2023

Ciid Mubarak dhammaan umada Muslimiinta meelkasto ay joogaan gaar ahaan ummada Somaliyeed. Allah naga aqbalo acmaasha saalaxa ah.

Photos from Nujuum Collection's post 21/06/2023

DHARKA CIIDA QIIMA DHIMIS 30 ILAA 50%
Dharka ciida gabdha 6bil ilaa 3jir. Wiilasha 6bil ilaa 10sano qiimaha wa 15 ilaa 20$ Sacadaha iyo Okiyala 5$ Kabaha wa 7 - 8$ soo gaar xaruunta banadir

21/04/2023

Eid Mubarak dhamaan macaamiisheena qaaliga ah meelkasto aad joogtaan cafimad iyo nabad ku ciida

18/04/2023

Kabayaasha ciida wiilal iyo gabdha da' kala duban maanta ayee nasoo gareen dhaman macamiisha h**e u adeegatay ee dalabkooda dhiibtay maanta iyo bari ayaa gaarsinaynaaa. Adne soo gaar xaruunteeda Banadir falaarta Comcare hospital dukaanka 3aad.

11/04/2023

Qiima dhimistii ugu weyneed 70% ah ciida darted kafaideysta xaruunteeda Banadir falaarta Comcare hospital ama wac 0611119449 ama 61 4222303

06/03/2023

Qiimo dhimista labo jaro hal free ku qaado wexeey ku egtahay habeen dambo 11:00 habeenimo
H**e usoo gaar xarunteena suuqa banaadir la soo leexo falaarta Come care hospitaal ama naga soo wac 0611119449 ama 0614222303

04/03/2023

Qiimo dhimis balaaran Nujuum Collection wexeey idiin sameysay qiimo dhimis balaaran

LABO JARO HAL FREE KU QAADO

NAGA SOO WAC 0611119449 ama 0614222303

Xarunteena suuqa banaadir la soo leexo falaarta come care hospital

04/03/2023

labo jaro hal free ku qaado qiimo dhimista wexeey ku egtahay 7/3/2023 h**e usoo gaar Xarunteena suuqa banaadir la soo leexo falaarta Come care hospital qolka sedaxaad AMA NAGALA SOO XARIIR 0614222303 / 0611119449

Photos from Nujuum Collection's post 20/02/2023

Kobo qurux badan ka soo dalbo Nujuum Collection hoyga uduga iyo xarakada dumarka

09/02/2023

Beri oo jimco aa kaa hartay qiimo dhimistii ay idiin sameysay carwo@nujuum colle
Suuq Suuq-Weynaha Muqdisho beerta nabada inoogu kaalay oo hel qiimo Japban iyo badeeco tayo leh

08/02/2023

Furitaanka suuqweynaha muqdisho Nujuum Collection oo beerta nabadda qiimo dhimis balaaran idiinkugu sameysay h**e usoo gaar si aad uga faa,iideysato

29/01/2023

Hambalyo Guuleystaha Abaalmarinta Jumcaha ee Kajawaab oo ku Guuleyso. Idil Sahal oo ah ku guuleystaha waxaa ka codsanaynaa in ay timaado xaruunteena Nujuum Collection ee Banadir ama la xariir 0614222303.

https://youtu.be/RrfjH8Bj3LI

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Digfeer Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00