Absaa adde
We Inform, Entertain and Inspire our society
Wariye Socdaal oo soo dhaweeyey una hambalyeeyey Wrbaahinta Goodal media
Eng yariisow Oo ka mid ah bahda wax idinka soo gudbin doonaan goodal media ayaa sharaxay sababta loo furey iyo waxa lagu so gudbin doona.
Yahye hunter Baaquli Boy Jakarta oo soo dhaweeyey warbaahinta goodal
Goodal Media Waxaa Ka Dawaan Doontaa Wax Walbo Oo Muuqaal Ah.
Abwaan Sharlaawe" Warbaahintu waxaad kasoo gasheen ishii loo baahnaa.
Barnaamijyadda Aan Bulshadda Soomaaliyeed Uqaban Doono.
10/05/2023
Goodal Media oo noqon doonta warbaahin utaagan baahinta iyo soo bandhigista sheekooyinka xiisaha leh, kuwa qarsoon, fanka iyo dhaqanka , dhaqaalaha iyo sports-ka iyo sidookale documentaryo aya goordhow ka daawan doontaan shaashadaha baraha bulshada wuxuuna fadhigeeda kowaad noqonayaa magaalada muqdisho waxay shacab weynaha soomaliyeed leedahay kusoo dhowaada goodal.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Mogadishu