Sports Events
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sports Events, Internet Marketing Service, Xamar jabjab, Mogadishu.
27/04/2026
😳 Chelsea’s last 6 cup finals:
❌ 2019 Carabao Cup
❌ 2020 FA Cup
❌ 2021 FA Cup
❌ 2022 Carabao Cup
❌ 2022 FA Cup
❌ 2024 Carabao Cup
26/04/2026
🚨Fernandez: "Aad ayaan ugu faraxsanahay kooxda, guushaan, aad ayey muhiim noogu tahay horay ayaan u wadnaa, waan isla joognaa waqtiyadan adag. """""
26/04/2026
Final 16 may 2026
26/04/2026
John Terry: "Chelsea gabi ahaanba way ka duwan tahay finalka. Waan garaaci doonaa iyaga [Man City]. Man city dad baa iska badiyay oo iska dhigaya sidii inay ciwaanka ilaaliyeen. Waxaas markaan arko waan iska qoslaa.
26/04/2026
Calum McFarlane: "Runtii waa su'aal fiican [Bilow Tosin], waxay ahayd mid ka mid ah go'aanadii ugu adkaa sababtoo ah Jorrel Hato wuxuu ahaa ciyaaryahankeena ugu fiicnaa shantii ama lixdii kulan ee ugu dambaysay. Laakin waxaan aad u raacay Tosin sababtoo ah hanjabaada Calvert Lewin waxaanan u maleeyay Tosin inuu ahaa mid heersare ah maanta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Xamar Jabjab
Mogadishu