Hanad Ali

Hanad Ali

Share

fadlan fallow dheh

23/01/2026

18/06/2025

Sirta Guusha 🤲

Photos from Hanad Ali's post 25/08/2024

illaahey hakuu naxariisto ayeeyo marti la jecelyahay illaahey hakaa dhigo

27/06/2024

Graphic design (chicken)

18/04/2024

Sheeko gaaban turufo 😂

13/09/2023

" Ha u maleyn aamusnaantu inay tahay hilmaam, maxaa yeelay dhulku wuu aamusan-yahay balse guntiisa waxaa ku jira kun folkaano. "💯

04/09/2023

Dhimashadu maaha musiibada ugu weyn ee nolosha, Laakiin masiibada ugu weyni waa in cabsida Ilaahay qalbigaaga ka dhimato adoo nool.💯

25/04/2023

https://www.facebook.com/EuDelSomalia/videos/1169378870407849/?app=fbl

Waa gabar walaashena oo tartan European Union ay qabteen ka qayb galaysa, ee asxaabta sharafta leh link inta booqatan like u saara.

Inshallah guul baan u rajaynaya. Fartun Aamusane

05/12/2022

Ragu waxay qurux badan yihiin marka ay dumarka faraxsan yihiin 🤞❤

01/05/2022

“Waan isa soo sharixi doonaa. Han siyaasadeed waan leeyahay lakin dadkeeyga ayan u tanaasulay. Inaad ii soo duceysan ayan idinka codsnayaa”. ~ Farriinta Rooble oo sheegay inuusan Tartameyn sanadkaan.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu