Wll___Smart

Wll___Smart

Share

Well Come my Page

Photos from Wll___Smart's post 24/04/2024

Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Ahmed Idow ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday wasaaradda arimaha dibada dowladda Finland kuwaas oo ay la socdeen saraakiil ka socotay hay’adda IOM.

Waxayna ka wada hadleen xaaladaha waxbarashada deegaan iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada.

Dowladda Finland oo taageerto mashaaric waxbarasho ay qayb ka mid ah ay fuliso hay’adda IOM kuwaaso kor loogu qaadaayo tayada macalimiinta iyo waxbarashada.

08/12/2023

Baafin waxa labafina maxamed xassan ismacil oo abti u ahay cidi alla cidi aragto ha ilaso xariiro lambar keyga 612493630 /617185455

Photos from Wll___Smart's post 06/12/2023

Halbeega iyo farxada meel kasta ay kaajirto waa inaa ujiheysada si aad u gaarto guul farxad ah wuxuna kamir dhaliyey wallkeyga isku dhiiga nahay guusha farxada ah marwalpa oo ku haminayey axl allah mahad leh si wanagsan uku so dhameyey waxa barashada jamacada heerkisa 2 ee master degree waana kuul weyn oo maanta aan ku faraxno no soo hoyiyey axl allah mahad leh masha allah wall h**e usoco guushada waa kusheena gep going 5/12/2023 malin Qaas no ah

14/08/2022

Sanad guuro wacan wallahena Galmudug Waxan idin uku hambaliyenaya malintan cml waa malin aad wada sugeysan runti
Sanad guuro wacan idin leyahay

19/07/2021

Asxpteyda jawabtina i imuhiim

11/07/2021

Asxpteyda majeclan lahedeen inaa h**ey usocdo

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu