SomExpress
Trust us with your products. This is the right kind of logistics.
11/03/2024
Ramadan mubarak dhamaan umada muslimiinta ah, waxaan ugu hambalyeynenaa macamishena curashada Bisha Barakeysan ee Ramaadanka.
Rama
22/01/2024
Som Express Cargo and Logistics
Dhamaan macaamisha shirkada Som Express Cargo and Logistics waxaan idinku wargalineynaa inaan badalnay qiimaha Diyaaradda kiilada aan ku soo qaadno madaama Logistics si guud uqaliyowday Dunida oo idil culeyso imaday awgood, Qiimaha cusub ee kiilada lagu soo qaadayo waa $5.7/KG
F.G; kiilada ugu yar ee aan qaadeyno waa 4KG.
Fadlan macaamiil xog dheeriya si'aad uhesho nagu soo booqo xarumahena Istanbul iyo Mogadishu.
Mahadsanidiin
07/01/2024
Som Express Cargo and Logistics
Dhamaan macamisha shirkada waxaan ku wargalineynaa inuu socdo waqtigii soo adegashada Dalaabadka , Hadaba macaamil shirkada waxey kugula talineysaa inaa waqti horo Dalabaadka sameysataan.
Fadlan macaamiil Nagu soo booqo xarumahena Istanbul & Mogadishu.
Wehelka Rabitaankaga.
14/12/2023
Som Express Cargo and logistic
Trust us with your product
This is the right kind of logistic
Som Express is your accompaniment
13/12/2023
Som Express Cargo and Logistics
Dhamaan macamisha shirkada waxaan ku wargalineynaa inuu bilawday waqtigii soo adegashada Dalaabadka , Hadaba macaamil shirkada qiima dhimsti sanadlaha ahaa bey idiin diyaarisay, Nagu soo booqo xarumahena Istanbul & Mogadishu.
Wehelka Rabitaankaga.
06/12/2023
Som Express Cargo and logistic
Trust us with your product
This is the right kind of logistic
Som Express is your accompaniment
21/09/2023
SOM EXPRESS CARGO & logistics
ISTANBUL- MOGADISHU KONTEYNER FUR FURA (LCL)
Trust us with your product
This is the right kind of logistic
Som Express is your accompaniment
08/07/2023
Som Express Cargo and logistic
Trust us with your product
This is the right kind of logistic
Som Express is your accompaniment
27/06/2023
ππππ πππππππππ π πΈπ΄π€
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciida.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan π
25/06/2023
Hambalyo Maalmaha Xorriyadda
26ka June 2023 & 1da luulyo
Hambalyo 63 sano guuradii ka soo wareegatay maalintii ugu horreysay ee calan Soomaaliyeed laga taago dhulkeenna oo ku beegan 26ka June.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |