Cw post
Cw
lafta gareen ayaa sidaan ku shaaciya bogiisa fb
;Ujeedo: Is Casilaad
Laga bilaabo maanta oo ay taarikkhdu tahay 30 march 2026 waxaan iska casilay xilka Madaxweynaha DGKS anigoo ah Md Cabdkcasiis xassan maxamed xassa laftagreen
30/03/2026
gen cali yare cali ninka qalday laftagareen ee ugu sheekeeyay 80 naqshadood oo aan gen galaal ka dhaxlay baan haystaa
30/03/2026
wakiilada beesha caalamka ayaa hada ku sugan villa somalia
ayadoo looga hadlayo arimaha koonfurgalbeed daqiiqadaha shirku bilowday ayay dawladu weerer ku qaaday baydhabo oo haatan daryanka rasaasta laga maqlayo duleedka baydhabo
02/03/2026
Geeri iyo nolol laguma hayo sida ay warisay aljazeera
Saacado ka hor iraan ayaa sheegtay inay beegsatay gurigiisa
Intaas ka dib waxaa la arkay in xulufada maraykanka ay gudaha tehraan ka gaysteen duqaymo aan loo meel dayin calaamad u muuqata in ree galbeedka iyo xulafadooda ay la kulmeen weeraro xanuujiyay
12/09/2025
Golaha Qaramada Midoobey ayaa meelmariyey qaraar ku saabsan hirgelinta laba laba dood oo Falastiin & Israa|l ah;iyada oo tani ka dhigan tahay in Falastiin heleyso Dowlad Madax-banaan oo caasimadeedu tahay Bariga Quddus, qorshahan oo ay soojeediyeen Sucuudi-ga & Faransiiska waxa oggolaatay 142 dal oo ay ku jirto Soomaaliya.
Cw post
12/09/2025
Faah faahin ayaa ka soobaxay dagaal ka socda degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud, Ciidanka Dowladda ayaa maleeshiyada Argagixisada ah ee AS ka diiday damacoodii ahaa in ay gudaha ugalaan magaalada waxaana Argagixisada lagaarsiiyay Jab xoogan.
Dagaalkaan oo socda ayaa bilowday markii Maleeshiyada AS ay saaka subixii h**e weerar jarmaado ah ku soo qaadeen Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug, Argagixisada ayaa fariisin ay ciidanku lahaayeen ku soo weeratay labbo gaari oo siday qarax iyo ciidan lug ah.
Cw post
09/09/2025
𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Habsami usocdka diiwaangalinta oo laga hadlay.
Kulan looga hadlayay Nidaabka diiwaan-galinta oo ah xaq uu mu'waadinkasta uu lee yahay in uu codkiisa wax Ku doorto ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq.
Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa ina la iska xog warsysto sida habsamida leh ee ay usocoto howl-laha diiwaan-galinta ayaa waxaa ka qeyb galay Wasirro ka tirsan dowlad goboleerka Galmudug, Mas'uuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq,Taliyaasha Booliiska Caabudwaaq iyo Qeybta gobalka Galgaduud, Guddoomiye kuxigeenka guddiga doorashooyinka Galmudug, Odoyaasha gollaha guurtida, Haween iyo dhallnyaro.
Dhammaantood ayaa sheegay in diiwaan-galintu tahay mid qofkasta oo mu'waadin ah xaq u lee yahay in uu is diiwaan galiyo ayna soo dhawaynayaan.
Cw post
30/08/2025
mudane firdhiye ayaa loo doortay madaxwayna waqooyi bari somalia 5 sano ee soosocota
kadib doorasho halwareeg ah oo ka dhacday laascaano
cabdirazaaq khaliif oo wareega labaad ula gudbi lahaa ayaa tanaasulay
waxaa hada la guda galay doorashada ku xigeenka madax waynaha taas oo loo saadaalinayo cabdirashiid abwaan
21/08/2025
Gashaanle Dhexe Sahid Jamac Faarax"Jareere" ayaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta koowaad ee Kumaandooska Gorgor.
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo ah tiirka ciidamada xoogga dalka ayaa hadda noqonaayo qayb dhameeystiran,waxaana hoggaankooda loo dhiibay sargaal Firfircoon oo Horay usoo xukumay horin ilaa Guuto.
Korneeyl Saahid Jaamac Faarax"Jareere" ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah hogaamiyayaasha ku suntan hoggaaminta iyo geesinimada ciidanka dhexdiisa ah.
Magacaabista Korneeyl Jareere waxaa ay khawaariijta uga dhigan tahay quus iyo sii kala carar.
Cw post
Diyaaradaha ethopia ayaa dulwareegaya baladxaawo maalintii labaad
Ilaa hada k**a hadal DFS xad gudubka xabashida
06/08/2025
Garaad jaamac garaad ismaaciil
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wabari 1
Mogadishu
0000