Taymas Animation

Taymas Animation

Share

Haddii aad daneyneeso sawir qaadis iyo muuqaalo casri ah, Taymas Animation waa halka aad ka helayso.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan, waxaan macaamiisheena iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan sameenay bishii Ramadaan.

17/02/2026

🌙 Soon-Qaad Wanaagsan 🌙
Waxaan idinkugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Alle ha inooga dhigo kuwii caafimaad ku sooma, dambigoodana la dhaafo. 🤲✨

16/02/2026

Ma qabanaysaa munaasabad, xaflad, shir ama dhacdo gaar ah?
Taymas Animation waxay kuu sameynaysaa muuqaal duubis & sawir qaadis tayo sare leh!

✅ 100+ Sawiro HD ah
✅ Duubis Muuqaal 4K ah
✅ Quxin & Jarjaris Xirfadaysan
✅ Gaarsiin Degdeg ah

📞 Wac hadda: wa.me/252610986711

10/10/2024

Ma qabanaysaa munaasabad ama event? Hadaba shirkadda Taymas waxay kaa caawinaysaa inaad hesho xusuus loo aayo adigoo heli doona:
✅ Sawiro qurxoon oo la habeeyay,
✅ Muuqaalo Tayaysan oo 4K ah,
✅ Xirmooyin kuu gaar ah, iyo
✅ Natiijo aad ku qanacdo.

La xiriir ☎ 0610366660 / 0627366660

15/06/2024

Maamulka iyo hawl-wadeenada shirkadda Taymas Animation waxay hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciida Carafo u dirayaan guud ahaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

09/04/2024

Ciid Mubaarak.
Shirkada Taymas Animation waxay macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabada Ciidul Fidriga 1445H.

11/03/2024

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

05/10/2023

Shirkada Taymas Animation waxay sanadkii 2aad idin qaadeysaa sawirada lagu xareysto Lottery-ga, hadaba la xiriir ☎️ 0610366660 ama booqo xarunteena oo ku taala Muqdisho.

Photos from Taymas Animation's post 10/09/2023

Duubista muuqaal xayeysiin ah (promotional video)

15/07/2023

Shaqo kasta waxaa u wajahnaa si isku mid ah, dhanka masuuliyada shaqada, hal-abuurkeeda, iyo daryeelka macmiilka.

08/07/2023

Nala soo xiriir si aan kuugu sameyno muuqaalo caalami ah oo leh animation kuu gaar ah. Wac ☎️ 0610366660 / 0627366660.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Zobe KM5. Wadajir District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00