Hudda LifeStyle
kusoo dhawaaw macaamiil Carwada Dharka Dumarka Ee Huda kaga dukameyso qaab online ah,
Macaamiisheena sharafta leh waxaan idiin keenay safar cusub ee cabaayadaha nagala so xiriiir WhatsApp #0611585783
12/03/2023
Macaamiisha sharafta leh sidaad nooga barateen waxaan idiin sameynay qiima dhimista dharka noocyadiisa kala gadisan kafaa'ideysi wacan wixii faafaahin ah nagalaso xiriir numberka shaashada kaaga muuqda .
23/12/2022
Bishaaro bishaaro macaamiisha sharafta leh waxaa idin kugu bishaareynaa in aan idiin keenay topapkii aad sugeyseen iyo qiima idin raali galiya wxii faafahin nagala so xiriir......+252611585783.
01/12/2022
KA FAA'IDEYSO QIIMA DHIMIS BALAARAN OO AAN KU SAMEYNEY DHARKA DUMARKA NOOCYADIISA KALA DUWANA, KABAHA DUMARKA IYO KOOFIYADAHA DUMARKA OO TURAAXADO WATA.
QIIMA DHIMISTAAN WAXAY SOCONEYSAA ILAA 10.12.2022 EE KA FAA'IDEYSI WACAN.
"NOOGU IMAW IN KA BADAN FILASHADAADA"
OO NAGALA SOO XIRIIR TELEFOONKA 61 1585783
Macaamiisha sharafta leh carwada online ka ee Hudda LifeStyle waxa ee idiin keentay dharka dumarka noocii ogu dambeeyey oo qiima jaban ka faaideysi wacan wixii faahfaahin nagalaso xiriir
01/11/2022
Macaamiisha sharafta leh carwada online-ka ee Hudda LifeStyle waxa ee idiin keentay dharka dumarka noocii ogu dambeeyey oo qiima jaban ah, ka faaideysi wacan wixii faahfaahin ah nagalaso xiriir
Kusoo dhowaada Boggeena Facebook, Carwada Hudda LifeStyle waxay u taagantahay haqabtirka bilicda hablaheena iyo lebiska casriga ah. ku xernow oo isha ku haay boggeena si ad u ogaato waxyaabaha cusub ee an soo kordhino oo kaga dukaameyso qaab online ah adiga oo gurigaaga joogo ama goobtada ganacsi mahadsanid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu