Biifane Cade
Biifane Cade
:- Dagaal xooggan ayaa hadda ka socda deegaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Khawaarijta ayaa weerar gaadmo ah halkaas kusoo qaaday, waxaana socoto is rasaasayn xooggan oo u dhaxaysa ciidanka Dowladda iyo Khawaarijta.
09/07/2023
.DEG Booliska Degmada Gurceel oo soo qabtay rag ku eedeysan in ay xalay dhac mobile iyo fal iskuday dil ah ka geystay Cabdulahi maclin xasan oo kamid ah ganacsatada Guriceel waxaana dhaawiciisa loo qaaday magaalada muqdishu
18/06/2023
:- Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiran Cali Jayte ayaa shir jaraa'id oo uu uga hadlayo arrimaha ku aadan xil ka qaadistii ku qabanaya magaalada Baledweyne.
Dhawaan la soco faah faahinta waxyaabaha uu ka hadlay oo dhammeystiran.
Cali Aadan Muumin.
DEGDEG:- waxaa hadda wiil dhalinyaro ah lagu gowracay xaafada Kaawa Godey ee degmada Dharkenlay .
Isagoo sii nafbaxaya ayuu dadkii u gurmanayay ku yiri waxaan deganahay xaafada loo yaqaan Xasan Jiis
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guuleystay in uu soo dhacsado booska Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD uu noqdo qof Soomaali ah.
Xog hoose oo aan ka helay Villada ayaa sheegaysa in booskaas uu madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabi doonno Ergaygiisa gaarka ah ee Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Maxamed Cabdi Waare.
11/06/2023
Taliska Booliska Guriceel ayaa ku amray Bajaajleyda Degmada Guriceel in qof kayar 16 sano uusan wadi karin bajaajta
Xili ay soobadatay dhainyaro kayar 15 oo Caruur ah ku shaqeya bajaajta
11/06/2023
Dhacdo argagax Leh: Magaalada Kismaayo Wiil ayaa Saaka Hooyadii ku Qalay , Hooyada oo lagu Magacaabo Xaliimo ayaa la sheegay in ay dhowaan Qurbaha Ka Timid.
Muuqaalo iyo Sawiro Argagax leh oo Laga soo Qaaday Dhiigii Maamada oo sidii neef la Gowracay Dhulka Daadsan ayaa la ila soo wadaagay Laakiin Halkan masoo dhigi karo. Sidii Neef ari ah buu hooyadii ugowracay 😥 sababta ilaa iyo hadda lama ogaan.
11/06/2023
NAAG UU QABAY AYAY KALA TAGEEN WAXAY TIRI " NAAGTA ADIGA KU QAADANAYSA YAA WAAYE". CIIL DARTIIS AYUU AFAR HAL HABEEN LA AQAL GALAY.
CEEB KHASAARA KA ROON.
Waxaa hadda xiran waddada ugu muhiimsan caasimadda ee Maka Almukarrama waxaana lagu arkaya ciidamo fara badan oo halkaas xirtay.
Lama soo warrin sababta rasmiga ah ee waddadaas loo xiray, waxaana ka jira jaam xooggan.
10/06/2023
Xulka ciyaartooyda Guriceel oo noqday xulkii ugu Guuldarada badnaa xulalka Galmudug
Maxaa usab ah?
Ciidanka dowladda ayaa goobta Qaraxa ku dilay 5 naftood hallige oo As katirsanaa, kuwaas oo dad shacab ah ku weeraray Hotel Liido ku yaalla.
Ugu dambeyn ma jirto Xabad hadda dhacaysa, weerarkiina waa lasoo af-jaray. Xaaladda Magaaladda ayaa hadda dagan majirto Rasaas la maqlayo. Subax wanaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Mogadishu
VIAROMA