Blue Screen
Kusoo dhawoow Machadka barashada luqadaha iyo xisaabta ee Blue Screen Online
Majecshahay luqadda English in aad ku hadasho sida qof u dhashay kuna shaqeysatid hadaba muuqaalkaan daawo number 0612702292.
✅ KUSOO DHAWAADA MACHADKA LUUQADAHA EE BLUESCREEN ONLINE
Waxaan kuu soo bandhigaynaa fursad gaar ah oo lagu kobcinayo barashada Luuqadda English-ka iyadoo lagu baranayo manhaj caalami ah oo dhammeystiran: AKHRIS, QORAAL, HADALiyo DHAGEYSI.
Koorsooyinkeenna waxaa si taxaddar leh kuu baraaya macallimiin khibrad sare leh kuna shaqeeya hab-dhig casri ah.
Faahfaahinta Koorsooyinka:
Muddada: 6 bilood ama 1 sano
Jadwalka:Full-time & Part-time
Goobta: Mogadishu
fadlan nalaga soo xiriir: WhatsApp number -ka.
08/01/2026
Waa markle barashada xisaabta iyo luqadaha English iyo carabiga. Soo dhawaada
0612702292.
Haddii aad ku dhib qabto luqadda English nala soo xiriir .
Matahay qof raba in uu luqadda iska dhiso, haday jawaabtaadu Haa tahay nagala soo xiriir number kan 0612702292.
Matahay qof danaynaayo barashada luqadda English,oo ay ugu xerantahay shaqo, safar ama waxbarasho.haddaba nagu soo biir oo nala soo xiriir.
Aawi dad kii jeclaa barashada luqudda carabiga ka faaidayso oo hel tacliin tayo leh.
Bulshada somaaliyeed waxaa loogu Bishaaraynayaa barashada koorsooyinka:
1-English
2-Af soomali
3-Xisaab
4-Carab
5- farqurxin..
If you want to learn English, you can connect us.
Waa labo arday oo ka mid ah ardayda schoolka oo wada sheekeysi xiiso leh ku dhexmaray m.a.
Ma jeceshahay barashada luqadda english nagu soo biir.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu