Youth Networking And Development Association YNDA

Youth Networking And Development Association YNDA

Share

Hiigsigeenu waa isku xidhka iyo horumarinta dhalinta ama jiilka soo koraya what do we help you

09/10/2024

Bal hal iyo labo ka iraahda

04/03/2024

Maxaad utaqaanin walaxdan ama sheygan idin muuqdo asaxaapey

YNDA 🖥️618295377/625147813 15/12/2022

YNDA 🖥️618295377/625147813 WhatsApp Group Invite

Photos from Youth Networking And Development Association YNDA's post 04/12/2022

Walaalka ama walaasha Muslimka ama Muslimaddu ahaayow ama aheydow faafi kheyrka oo gaadhsii walaalkaaga ama walaashaada Muslimka ama Muslimadu ahi
Salaaman yaa muslimiin

14/10/2022

MA OGTAHAY?

1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.

2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.

3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).

4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.

5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uuna ku cel celiyay Saddex jeer.

6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.

7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
(ALLOOW DUMARKA NOO XAFID).

28/09/2022

Xishaadka iyo ixtiraamku waa qeyb ka mid ah nolosha bani aadamku

07/09/2022

Be read while you leave the house or your home Allah will saved you all the day insha Allah

27/07/2022

Hadal ku dayasho mudan midka ugu qaalisan. Aan ku wada deyano walaaliyaal.

27/07/2022

Ku xalli qalinka bedelkii aad ku dhaawici laheyd ama ku waxyeeleyn laheyd kumanaan qof nafsadahooda waad awoodi kareysaaye

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu