Keydsan

Keydsan

Share

we host and keep your Website and apps securly.

01/06/2023

OGEYSIIS:

QIIMA DHIMIS BALAARAN AYAANU IDINSOO WADNAA KAFAA IIDEYSI WACAN.
LAXIRIIR 0625525529 / 0615525529
AMA WHTSAPP NO : 0625525529

23/06/2022

*** QIIMA DHIMIS ***

Macmiil ka faaiideyso qiima dhimis balaaran oo aanu kuu sameynay, maalmaha xuriyadda somaliya aawadeed hadda dalbo oo hadda hel websitekaaga, qiima dhimistu waa 60%.
Kala xiriir Whtsappka Hoose. +252614491930 / +252625525529.

15/10/2021

GET YOUR BUSINESS WEBSITE TODAY.🌐🚀

13/10/2021

IN KABADAN FILASHADAADA MACMIIL.

14/03/2021

Kuhel website dhameystiran kaliya $89.99, Qiima dhimis balaaran aynu usameynay Macaamiisheena qaaliga ah.

WHATSAPP: +252614491930
www.keydsan.com
🚩 HADDA DALBO OO HADDA HEL.

10/02/2021

Shirkada KEYDSAN waxay raadinaysaa suuqgeeye (Marketer), 3 qofood oo ka shaqeeya Xafiiska Muqdisho.

Waxyaabaha laga doonayo codsadayaasha booskaan waxaa kamid ah:
1) Waa inuu haystaa shahaado Jaamacadeed ama Aqoon u dhiganta.
2) Khibrad shaqo oo la xiriirta iibka iyo suuq geynta.
3) Fahmi kara adeegyada teknoolajiyada, gaar ahaan Websites-ka.
4) Waa inuu yahay howl-kar, jecel inuu hanto Bulshada.

Hadii aad qaban karto shaqadaas, fadlan noogu soo dir CV-gaaga iyo codsigaada Shaqo, emailka [email protected]

Araaji qabashadu waxay ku egtahay 20 Feb 2021.

Waxii macluumaad dheeri ah oo ku saabsan shaqadan, fadlan laxiriir
[email protected] / [email protected]
Whtsapp no: +252614491930

La wadaag asxaabtaada iyo qofkii aad is leedahay wuu ka faa'ideysan karaa fursadaan.

19/11/2020

Macaamiisheena qaaliga ah, Waxaanu idin sameynay Qiima Dhimis balaaran oo ah 60%, Helida Website dhameystiran, Logo, helidda systems qiima jaban, meelwalbood kajoogto caalamka.

Qiima dhimistu Waxa ay bilaabaneysa 20/NOV waxa ayku ektahay 1/ DEC.

Laxiriir:
☎️+252-614-491930 / +252-62-5525529.
📨[email protected] / [email protected].
🌐https://www.keydsan.com.

18/11/2020

Naga filo goordhow inaan daahfurno adeegyada aad jeceshihiin ee laxiriira ganacsiyadiina iyo baahiyahiina gaarka ah,

WELCOME TO KEYDSAN TECH.

🌐 www.keydsan.com
📨 [email protected]
☎️ +252614491930 / +252625525529

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Km4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 00:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 00:00