Ubadsan Tv
Waxaan u taaganahay wacyigalinta Ubadka Soomaaliyeed dhanka waxbarashada, Diinta iyo waddaniyada
Carruurta agoonta yaan la hilmaamin walaalayaal
Anashiid | Hooyo | Farhiyo Abdullahi | Ubadsan Tv
Ereyada & Laxanka:
Abdalla Macnaawi
CIID WANAAGSAN
Waa mahadsan yihiin dhamaan intii fariintayada gaarsisay bulshada
19/04/2023
Waxaan xafiiskiisa ku booqanay Saaxibkay Abwaan Sharlaawe aniga iyo Mohamed Khadar wiilki yara ee ku luuqaynaya maansadii Ciid ma helin oo runtii Baraha bulshada aad u qabsatay.
Su’aala badan oo si gaar ah la isoo weeydinayay waxaan kaga Jawaabay war bixin aan siiyay abwaanka halkaa kala socdo inshallah.
Ciid ma helin | Hees Ciid No Music 2023 | Agoonta aan Ciidino
Xasuustii Sahra Axmed - Nebi Amman - Rasuulkii Sharafta Mudan - Codka Hodan Niishaa
22/03/2023
Soon qaad wanaagsan walaalayaal
NAAJIXUUN | Nashiido qalin Jabin Af Soomaali No Music 2023.
Ereyada : Abdalla Macnaawi.
Codka : Farxiya Cabdullahi.
Farsamadda: Waddani Abdullah.
Soo saarista : Waddani Productions.
Xuquuqda lahaanshiyaha : Ubadsan Tv.
01/01/2023
Nashiidada 07:00pm ka daawo halkaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Maka Al Mukarama Road
Mogadishu