Naallo Store
Naallo Store waa dukaan online ah oo aad ka heli karto adeegyo kala duwan.
Ma rumaysanaysaa taleefan kaan waa 256GB waaan Ram 14GB cameradiisa aad u tayo sarrayo qiimihiisana aad ayuu uga jabanyahay dhammaan taleefanada suuqa yaal. Damaanad na wuu leeyahay
0613897364 | 0615273114
Mobile kaaga battery giisa dhibaato xun ma kugu hayaa oo markasta si degdeg ah ma kaaga dhacaa?
Fadlan qalab kaan yar si khaldan ha u usticmaalin markaa soo iibsatid.
Qof waddamadaan jooga Iphone 17 pro max ha u dirsan haddii aadan ahayn dad ka jecel.....
Mar walba oo aad sawir ku qaaddo mobile kaaga sawir kii ma xumada? Arrintaan iska sax oo camerada saan ku samee.
Ugu damban wuu soo baxay mobile kii ay Soomaalidu jeclayd Samsung A17
Haddii aad muddo raadin jirtay taleefan tayo wacan oo qiimo jaban damaanad na leh ahna 128GB Ram12 ugu dambayn waan idiin keenay Hot60i. 📲0615273114 | 0613897364
Haddii aad raadin jirtay Tablet aad u qiimo jaban waliba 1000GB ah iyo Ram 16GB watana Keyboard, Boorso, qalin iyo screen protector waan kan.
0615273114 | 0613897364
Ma aminaysaa qiimaha taleefan kaan waa $100 keliya. $100 keliya ku iibso taleefan kaan cajiib ka ah waa 128GB Ram8 ah. wuxu wata cover iyo earphones orginal ah.
📲0615273114 |☎️0613897364
08/06/2025
Waxaa la shaaciyay hab muqaalka iyo specifications Iphone 17 oo kuso bixi doono 4 nuuc oo kale duwan kuwaas oo kale ah:
1. Iphone 17
2. Iphone 17 Air
3. Iphone 17 Pro
4. Iphone 17 Pro Max
Waxa la rajeynayaa in uu soo baxo Iphone 17 nuuc yadiisa kala duwan Bisha sagaalaad ee sanadkan 2025.
Ma qorsheyneysaa in aad naqato dadka gadan doono Iphone 17?
05/06/2025
Ciid wanaagsan dhamaan Ummada soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan, Waxa aannu idiin rajaynaynaa in aad ku ciiddaan farxad iyo raynrayn.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Mogadishu