XOG SIDE MIDEA
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XOG SIDE MIDEA, Automotive, aircraft & boat, bariga, Mogadishu.
Maxaa ka run ah eedaynta uu Ex madaxwayne waare u soo jeediyay wasiirka gaashaandhiga somaliya
05/08/2023
Waxaa soo ifbaxaysa guulaha is daba jooga ah ee ay gaarayaan reer ssc guul iyo gobanimo midnimada soomaaliya waa muqadas
05/08/2023
Hanbalyo madaxwaynaha ssc khaatuma state
04/08/2023
Ciidankii ugu awooda iyo xirfada badnaa somaliya oo loo diyaar gareeyaya la dagaalanka khawaariijta
Caruurta in loo naxariisto
Si ay u noqdaan dad naxariis badan.
Sh.mustafe.
"Balankiyo axdiga k**a baalmarnee buuga taariikhda qoran baal dahabuu ka galay"
Codka geesiyada qaranka
26/07/2023
Sidaan waxaa qoray siyaasi guuleed salah.
Aragtidayda ku aaddan waxkabadalka lagu sameeyay Dastuurka Puntland:
Talaabadii ay qaadeen Golaha Wakiilada Puntland ee ay waxkabadalka ku sameeyeen qodobo ka mid ah Dastuurka Puntland waxay ahayd tallaabo salka ku haysa dano siyaasadeed oo si gaar ah ugu adeegaya qorshaha xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Deni. Ujeedka ugu wayni waa sidii hogaanka hadda jooga uu u samaysan lahaa muddo kororsi sharciga baalmarsan iyo dib iskudoorasho hal dhinac ah.
Qoraalka oo dhamaystiran waa kan hoose π.
Awoodaha xuduudkooda ka talaabay.......
Sidaan wada ognahay marka hogaamiye awoodii la qiimaynayo waxaa lagu ogaadaa ilaa inta ay wax ka bedesho ama gaarto
Haddaba maalmahan waxaan arkaynaa meel ayna xukumin wax ka bedelaya ama amarkoodu ka shaqaynayo waxaa ka mid ah madaxweynaha puntland siciid dani oo amarkiisu muqdisho ka shaqaynayo waayo waxaad maanta aragteen siyaasiyiin badan oo leh waxaa layga rogay diyaaradii.
Hadaba miyaaan la oran karin waa waa hogaamiye power leh.
Darwiish baa lay dhahaa dunidu way Nawada taqaan πΈπ΄ πΈπ΄ πΈπ΄ πΈπ΄
Heestii darwiish baa lay dhahaa dalkayga anaa iskaleh
21/07/2023
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Bariga
Mogadishu
BAARI