STAR AIRLINE
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from STAR AIRLINE, Airline company, KM4 MAKAH ALMUKARAMA Street, Mogadishu.
Tomorrow Nairobi ✈️Mogadishu ✈️ Hargeisa
Hargeisa ✈️Mogadishu ✈️ Nairobi Let’s fly
23/02/2026
📢 OGAYSIIS RASMI AH – STAR AIRLINE ✈️
Shirkadda STAR AIRLINE waxay ku faraxsan tahay inay ku wargeliso macaamiisheeda qiimaha badan bilaabidda duulimaadyo cusub oo isku xira saddex magaalo oo muhiim ah:
✈️ NAIROBI – MUQDISHO – HARGEISA
✈️ HARGEISA – MUQDISHO – NAIROBI
🗓️ Maalinta Duulimaadka:
KHAMIIS (THURSDAY)
*26. FEB. 2026*
Duulimaadyadan cusub waxay ku siinayaan:
✔️ Safar toos ah oo degdeg ah
✔️ Adeeg casri ah & raaxo leh
✔️ Badbaado buuxda & waqtiga saxda ah
✔️ Xiriir fudud oo u dhexeeya Nairobi, Muqdisho & Hargeysa
✔️ Online booking 24/7 ah
📞 Info & Booking:
0614900917
0614900915
0614900918
📍 Location: TALEEX — T-PIANO
🌐 Online Booking
✨ STAR AIRLINE – Duulimaad ka duwan oo aad ku kalsoonaan karto! ✈️
17/02/2026
Ramadan Mubarak
Star Airline wishes you peace, blessings, and safe journeys this holy month
May this Ramadan elevate every dream in motion✈️
06/02/2026
Jumca Mubarak
Wishing you a blessed Friday filled with peace and barakah.
Star Airline ✈️♥️
Jummah Mubarak – Fly safe with Star Airline ✈️❤️
✈️ STAR AIRLINE
Waxaan bixinaa duulimaad ammaan ah, adeeg hufan, iyo kalsooni buuxda.
Dooro Star Airline marka aad safar u baahan tahay.
02/01/2026
🕌 Jumco Mubaarak dhammaan ummadda Muslimka 🕌
Star Airline ✈️
Waxaan idiin rajaynaynaa Jumco ay ku dheehan tahay
barako, raxmad iyo safar nabad ah 🤍✈️
Ku safar kalsooni – Star Airline
24/12/2025
dhammaan rakaabka ku qoran duulimaadka Star Airline ee ku beegnaa Khamiista 25/12/2025 lagu wargelinayaa in duulimaadkaasi dib loo dhigay lana u wareejiyay Jimcaha 26/12/2025, sababo la xiriira arrimaha doorashooyinka awgood.
Waxaan ka raalli gelinaynaa rakaabka dhammaan wixii dhib ah ee isbeddelkan ka dhalan kara, waxaana idinka mahadcelinaynaa dulqaadkiinna iyo fahamkiinna.
📞 La xiriir:
+252 61 4900915
+252 61 4900918
📧 Email: [email protected]
✈️ Star Airline – Safety & Comfort First
air
11/12/2025
📢 OFFICIAL ANNOUNCEMENT – STAR AIRLINE ✈️
Star Airline is pleased to inform its valued customers that we are launching new flight routes connecting three major cities:
✈️ NAIROBI – MOGADISHU – HARGEISA
✈️ HARGEISA – MOGADISHU – NAIROBI
🗓️ Flight Day:
THURSDAY
These new flights offer you:
✔️ Fast and direct travel
✔️ Comfortable service
✔️ Safe and on-time schedule
✔️ Easy connection between Kenya, Somalia & Somaliland
📞 Contact (Info & Booking):
0614900917
0614900915
0614900918
📍 Location: TALEEX – T-PIANO
📧 Email: [email protected]
STAR AIRLINE – A different flight experience you can trust!
Fly Star Airline where comfort meets safety. Your journey. our priority🇸🇴🌎
Experience comfort class and connection with Star Airline International
Connecting the world one flight at a time
Star Airline – Diyaar mar walba, safarkaaga waa mudnaanta koowaad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
KM4 MAKAH ALMUKARAMA Street
Mogadishu
252