Said Moalim

Said Moalim

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Said Moalim, 13D Durants Park Avenue, Mogadishu.

03/12/2025

🇸🇴🫡🥰

08/07/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

05/12/2024

اللهم_امين_يارب_العالمين

04/12/2024
04/12/2024

اللهم_امين_يارب_العالمين🤲

03/12/2024

اِنَّ اللّٰهَ وَ مَلٰٓىٕكَتَهٗ یُصَلُّوْنَ عَلَى النَّبِیِّؕ-یٰۤاَیُّهَا الَّذِیْنَ اٰمَنُوْا صَلُّوْا عَلَیْهِ وَ سَلِّمُوْا تَسْلِیْمًا🥰🥰

TikTok · Said Isak 04/09/2024

https://vm.tiktok.com/ZMrEyNDwX/

TikTok · Said Isak Check out Said Isak’s video.

17/08/2024

"Shalay daalinkaan riday
Dal baabu xukumayee,
Qaar daaqi xoolaha
Dekeddiyo madaarkii
Iyo dawladnimadii
Sarriftaa ka daba yimi;
Oo sida dawaarlaha
Ninba dhan u dillaacsaday
Degmedii ciddiisoo
Keligii ka diiq yahay,
Dabna wuu ku haystaa
Iyo dayday tababbaran,
Dakhli baa ka soo gala
Deriskana wax kuma falo."

AUN Gaariye

07/07/2024

The aid of today’s world🙉

06/07/2024

Corruption in everywhere🙉

30/04/2024

TEENDHADU MARNABA EED MALEH!🤔🤔

Hadalka Ra’iisul Wasaare Xamze ee uu saaka ballan qaaday inaan teendhadii habaarnayd lagu laaban doonin waa mid bogaadin iyo soo dhaweyn mudan. Hadalkaas wuxuu ka jeediyay isla teendhada Afisyoone iyo daahfurka shir cinwaankiisu ahaa dhab-u-heshiisiin loo dhan yahay.

Balse waxaa is waydiin mudan maxaa tallaabooyin ah oo ay xukuumaddiisu qaaday si lagaga baaqsado teendhada, looguna dareero doorashooyin ka hufan kuwii dadbanaa?

Ku dhawaad labo sano oo uu maamulka Madaxweyne Xasan xafiiska fadhiyo, dalku guddi doorasho oo heer qaran ah maleh, goleyaal deegaan oo ay shacab doorteen marka laga reebo Puntland degmooyin kamid ah mooyaane ma jiraan (doorashadaas lafteedu Villa Soomaaliya waa diidanayd in la qabto), miisaaniyad doorasho oo qof iyo cod loo qabtay haba sheegin, sharciga xisbiyada wali lama bilaabin qabyo tirkiisa, siyaasad loo dhan yahay dalka k**a hirgelin oo wataa Puntland loo joojin maayo hadal hayntu noqotay. Maamullada qaar doorashooyin ayay foolanayaan. Intaas jawaab maloo hayaa? Waa maya! Waqti lagu qaban karay hawlahaas dowladdu ma haysatay? Haa.

Mid waa hubaal ah. Qofna teendhada kuma tago jacayl uu u qabo. Balse, duruufaha ku gadaaman dowlad dhiska Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan khilaafka dastuuriga ah iyo kan siyaasiga ah ee haatan jira ayaa ku arooriya madaxda kuraasta ku fadhida inay teendhada cagajiid ku tagaan.

Madaxweyne rabitaankiisa meeshaas ku tagay h**e ayaa loo waayay ee teendhada hala waasiciyo, qaboojiyeyaal halagu sii xiro, kuraas salka u roon oo sacaado badan la fadhin karo halagu xiro, riinji iyo sharaxaad fiicanna halagu qurxiyo ama almiino dhisma wayn oo shub ah halaga dhigo haddiiba aan iyada la huri doonin.

Teendhadu marnaba eed maleh.

Abdinur Mohamed Ahmed

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


13D Durants Park Avenue
Mogadishu