Child Protection and Development Network

Child Protection and Development Network

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Child Protection and Development Network, Community Organization, jaale siyaad, Mogadishu.

The Somali Child Protection and Development Network is a non-governmental organization that aims to delivers sustainable solutions for Somali children in 18 region of Somalia

Photos from Child Protection and Development Network's post 27/02/2026

๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐.
๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก

๐Ÿ. ๐—๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐จ: Soomaaliya waxay soo martay colaad daba-dheeraatay iyo xasillooni-darro siyaasadeed sannado badan.
Tani waxay keentay rabshado baahsan, barokac, iyo khalkhal ku yimaadda adeegyadii muhiimka ahaa, taas oo keentay in ay carruurta u nuglaato waxyeello jidheed, askaraynta kooxaha hubaysan iyo barakaca khasabka ah iyo dhaqaala darro.

๐Ÿ. ๐…๐š๐ช๐ซ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก: Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan adduunka, iyadoo qayb aad u badan oo ka mid ah shacabka ay ku nool yihiin faqri.
Carruur badan ayaa ka maqan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida cunto, biyo nadiif ah, daryeel caafimaad, iyo waxbarasho.
Heerarka nafaqo-xumada ayaa aad u sarreeya, cudurrada laga hortagi karona waxay khatar weyn ku yihiin caafimaadka carruurta.
UNICEF Somalia
World Vision Somali

04/02/2026

Waxaan Hambalyo udiraynaa Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Xuquuqal insaanka Somalia Dr's Mariam Qasim oo manta la doortay waxaan ilahay uga baryeynaa inuu ku Asturo xilkaas culus ee loo igmaday

Photos from Child Protection and Development Network's post 20/11/2024

Malinta caruurta aduunka ayaa loo dabaal dagaa sanad walbo 20 ka November laga soo bilaabo 1954.
U jeedada maalintaan loogu dabaal d**o waxay tahay in la awood siiyo caruurta la dhagaysto fikirkooda loona abuuro jawi ku haboon inay noqdaan kuwo hela xuquuq dhamaystiran iyo ilaalin joogta ah.
Markale waxaan leehay Hambalyo dhamaan caruurtsoomaaliyeed

UNICEF Somalia
World Vision Somali

Photos from Child Protection and Development Network's post 12/06/2024

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š, ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐š๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐ค๐š ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง.
Maalintan, ururrada iyo shakhsiyaadka adduunka oo dhan ayaa isugu yimida si ay u wacyigeliyaan ku shaqeysiga carruurta iyo ka shaqeynta sidii loo ciribtiri lahaa.

Soomaaliya, iyo dalal kale oo badan, waxa ay wajahaan caqabado la xiriira shaqaaleysiinta carruurta. Colaadaha socday mudo badan, faqriga, iyo helitaanka waxbarashada oo xadidan, shaqada carruurta ayaa weli ah arrin muhiim ka ah Soomaaliya. Carruurtu waxay inta badan ku hawlan yihiin shaqo khatar ku ah, oo ay ku jiraan beeraha, shaqada guriga, ka shaqaynta wadooyinka iyo ku lug lahaanshaha kooxaha hubaysan.

Si loo ilaaliyo badqabka caruurta waa in ay helaan xuquuq dhamaystiran sida waxbarasho tayo leh, ka warqab joogto ah, ilaalin iyo hormarin taas ayaa ka dhigaysa mid had iyo jeer sare u qaadi karta in laga hortago in caruurta ay lakulmaan Xad gudubyo Sida shaqaalaysiinta, Dayaca, xadgubka, Askaraynta iyo dhamaan wax walboo dhaawac ugaysan kara caruurta.

Ururka Hormarinta iyo ilaalinta caruurta waxa uu u taagan yahay sidii looga Hirtagi lahaa wax walboo dhib ku ah caruurta. Iyo sare u qaadista Hormarinta iyo ilaalinta caruurta.

09/04/2024

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐จ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š

Photos from Child Protection and Development Network's post 09/04/2024

Waxaa sanadkii 4 aad oo xiriir ah aan samaynay Ciidsiinta Caruurta Agoonta iyo kuwa danta yar ee aan awoodin waxay ku Ciidaan.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay farxada caruurtaan somaliyeed meel walboo ay joogaan waxaan leenahay ilahay ha idinka farxiyo sida aad uga farxiseen caruurtaan.

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐จ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ ๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐š ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š

Photos from Child Protection and Development Network's post 28/02/2024

๐‚๐š๐ซ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ค๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐.
๐๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก

๐Ÿ. ๐—๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐จ: Soomaaliya waxay soo martay colaad daba-dheeraatay iyo xasillooni-darro siyaasadeed sannado badan.
Tani waxay keentay rabshado baahsan, barokac, iyo khalkhal ku yimaadda adeegyadii muhiimka ahaa, taas oo keentay in ay carruurta u nuglaato waxyeello jidheed, askaraynta kooxaha hubaysan iyo barakaca khasabka ah iyo dhaqaala darro.

๐Ÿ. ๐…๐š๐ช๐ซ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก: Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu saboolsan adduunka, iyadoo qayb aad u badan oo ka mid ah shacabka ay ku nool yihiin faqri.
Carruur badan ayaa ka maqan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida cunto, biyo nadiif ah, daryeel caafimaad, iyo waxbarasho.
Heerarka nafaqo-xumada ayaa aad u sarreeya, cudurrada laga hortagi karona waxay khatar weyn ku yihiin caafimaadka carruurta.

๐Ÿ‘. ๐‡๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง๐š๐ง ๐ ๐š๐ซ๐š๐š๐ข๐ง ๐œ๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐›๐š๐๐š๐ง: Waxbarashadu waxay muhiim u tahay horumarka carruurta, laakiin Soomaaliya waxa ay wajaheysaa caqabado la taaban karo, waxaa ka mid ah waalidiinta qaar oo aan awoodin bixinta lacagaha waxbarashada, iyo in aan laheli karin waxbarasho lacag la aan ah, taas waxay keentay in ay caruur badan waayaan waxbarasho.

Telephone

Website

Address

Jaale Siyaad
Mogadishu