Huda Digital

Huda Digital

Share

Your Business Partner

04/11/2023

Order your outdoor led screen today @ a discount with 3 direct responce advertising videos

02/11/2023

To advance on your advertising.
and create More engagement with your customers, TryToday. We have new arrivals P8,p5 Outdoor Led screen available
PLACE YOUR ORDER TODAY & SHOP ON DISCOUNT.

29/10/2023

LED ADVERTISING SCREENS
Used for advertising your products around your topography resell to advance your brand visibility. Our LED billboards are designed for both indoor and outdoor use and are designed for long-distance viewing (5-10 metres and up).

01/08/2023

HUDA DIGITAL waa casriyeeyaha ganacsigaaga
waxaad naga helesaa adeegyada social media management oo dhamees tiran
nagu soo booqo xarunteena TCC Building TalehRoadMogadisho-Somalia
Phone:+252612222904
Eamail:[email protected]

25/07/2023

Sumadaada ganacsigaaga ayaan meel dheer kuu gaarsiineynaa hadaan nahay Huda Digital

13/07/2023
12/07/2023

Wargelin muhim

Waxaa bilaaban doono Tababar kusaabsan Digital Media oo uu bixin doono Tabababare oo ey ka faaideysan donan dhalinyaro soomaliyed
tababarkan ayaa waxaa lagu qaban dona xarunta huda Huda Digital
ayaa waxa lagu baran dona xirfadaha multimedia qeybo kamid ah tabarada lagu qadan dono studioyada shirkada

sidoo kale waxaa jirta fursad cidi ey qeyb qadato tabaradan qarkod ey Shirkada Huda Digital Qadan donto
hadaba si aan lagaga buxinin fadlan hada iska diwaan geli xarunta shirkada oo kutala Dhismaha TCC ( Taleex) ama kala soo xarir wicitanka ama whatspp 61 2222904

25/06/2023

Waxaan shacabka Soomaliyeed lenahay hambalyo
Asbuuca xoriyada iyo marki uhoreysey oo calan somaliyed la taago cideena


πŸ‡ΈπŸ‡΄

24/06/2023

xayisiin aanu usameenay midka mid ah macaamiisheena



#

23/06/2023

Waxaan qeyb ka aheyn xaflada Furitaanka Barako hypermarket oo ey goob joog ahayen masuliyin iyo martisharaf heerkodu sareyo
Waxaan ka diyaariney barnaamijkan aadka usareyo oo aan adigana ku sameyn karno

23/06/2023

Carshi restaurant Waxey jimco kasta Sameysaa buffet (All you can eat)
Waxaan usameyney muqalkan quruxda badan Si ey macaamishoda ugu gudbiyaan adeegyadoda
nagu soo booqo Xarunteena Taleex (Tcc building) ama nagala soo xarir 0612222904

22/06/2023

Soo dhaweynta macaamisha Barako hypermarket

Ganacsigaada wuxu u bahanyahay muqaalo tayo leh oo aad wax ugu gudbin karto
Anaga ayaa kula diyaar ah shaqadas

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Taleh Commercial Center
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00