Tarikhda Dunida
Page-kan waxa uu kaa haqabtirayaa had iyo goor baahinta baahiyaha sports ee aad u baahantahay Dal i
Waa page kuu suurto galinayo in aad Had iyo goor lasocoto wararkii ugu dambeeyey ee ciyaarha Dalka iyo dibadaba, iyo waliba RIKORADII
laga so diwaan galiyey.
03/10/2020
BREAKING NEWS:
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Manchestar United goordhow ku dhawaaqi doonaan saxiixa Edison Cavani.
03/10/2020
BREAKING:
Sadio Mane Ayaa Laga Helay Xanuunka -19 Isagoo Seegi Doona Kulanka Axada Ee Aston Villa.
23/10/2017
Xidiga dunida CR7 ππ
Ronaldo oo kuguleystay abaal marinta xidiga ugu fiican dunida sanadka 2017 isagoo kugaracay xidigaha Messi iyo Neymar
Congra Cr7
10/08/2017
:: MAANTA OO KALE MAXAA KA DHACAY KUBADDA CAGTA? ::
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 1971
Waxaa aduunyda kuso biiray Halyeygii h**e kooxda manchester united iyo xulka qaranka Republic of Ireland Roy Keane.
kean aya man utd usaftay 326 kulan waxa uuna kula guuleystay kooba gaaraya ilaa 14.
Manchester United
Premier League 7 : πππππππ
FA Community Shield 2 : ππ
FA Cup 4 : ππππ
UEFA Champions League 1 : π
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 1973
Waxaa aduunyda kuso biiray Halyeygii h**e kooxda inter milan iyo xulka qaranka Argentina
Javier Adelmar Zanetti kabtan Zanetti ayaa inter milan usaftay 615 kulan waxa uuna kula guuleystay ila 14 koob oo waa weyn.
Serie A 5: πππππ
Coppa Italia 4: ππππ
Supercoppa Italiana 2 : ππ
UEFA Champions League 1: π
UEFA super Cup 1 : π
FIFA Club World Cup 1: π
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 2006 kooxda inter milan aya laso saxiixatay Zlatan Ibrahimovic kaas oo ay kaso qaateen kooxda juventus kadib markii ay juve xaqiijisay in ay u laabatay heerka labaad ee serie B kadib fadeexadii caan baxaday ee Calciopoli zlatan aya inter lajoogay seddax sanadood asiga oo la qaaday seddax Serie A :
Serie A : πππ
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 1994
kooxda Newcastle United aya lacag rikoor ah kula soo saxiixatay daafacii h**e kooxda Anderlecht ee Philippe Albert kaas oo ay kuso qaateen aduun lacag oo dhan Β£2.65M.
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 2013-kii
Pierre-Emerick Aubameyang aya dhaliyey seddaxleydiisii ugu h**eysay ee uu udhaliyo kooxda BVB waxa uuna ka dhaliyey kooxda AUGSBRUG ciyaar ku dhamaatay 4-0 oo ay guusha ku raacday Dourtmund tan iyo markaas Aubameyang aya BVB u dhaliyey 121 goals in 190 kulan oo uu saftay.
β½ 121goals
Kulan 190 .
Maanta oo kale 10 Augusts sanadkii 1977
kooxda liverpool aya Kenny Dalglish kusoo iibsatay lacag rikoor ah oo dhan 400,000 GBP
makaas oo uu Dalglish noqday ciyaaryahka
ugu h**eyey ee British ah oo lacag inta dhan lagu iibsado, Dalglish aya liverpool kula guuleystay kooba dhan ilaa 20 koob.
First League Division (6):ππππππ
FA Cup (1): π
League Cup (4):ππππ
Charity Shield (5): πππππ
European Cup (3): πππ
UEFA Super Cup (1): π
112 goals β½
Mohamed Hassan Sir-Gullet
wco
02/08/2017
:: XASUUSTA MAANTA OO KALE ;;
Maanta oo kale sandkii 2016-kii kooxda kubadda cagta ee manchester city aya laso saxiixatay Leroy Sane kaas oo ay kuso iibsadeen Aduun lacag oo dhan Β£37m.
01/08/2017
:: XASUUSTA MAANTA OO KALE ;;
Maanta oo kale sanadkii 2000, kooxda kubadda cagta ee AC Milan aya suuqa kala iisiga ciyaartoyda kaso iibsatay Fernando Redondo kaas oo kaga yimid dhankaa iyo Real Madrid
aduun lacag oo dhan Β£11
Champions Leagueπ
Coppa Italiaπ
Serie Aπ
01/08/2017
DEAL DONE: Sevilla have signed Jesus Navas on a free transfer after Manchester City released him.
01/08/2017
FC Bayern MΓΌnchen V Liverpool FC.
π Garoonka : Allianz Arena
π Koobka : Audi Cup
π Taariikha : 1-Aug-2017
β° Saacada : 21:30pm
30/07/2017
:: XASUUSTA MAANTA OO KALE ::
maanta oo kale 30th July, sanadkii 1966
xulka qaranka ingariiska qabtiisa Ragga aya waxey ku guuleysteen koobkii aduunka waxa ayna ka qaadeen jarmalkii galbeed kadib ciyaar kuso idlaatay, England 4-2 West Germany
Hurst: β½οΈβ½οΈβ½οΈ
Peters: β½οΈ
World Cup βπ
29/07/2017
FULL TIME:-
Hertha Berlin 0 - 3 Liverpool
daqiiqadiii 15'aad Dominic Solankeβ½
daqiiqadiii 38'aad Georginio Wijnaldumβ½
daqiiqadiii 62'aad Mohamed Salah β½
29/07/2017
Ciyaariyahankii h**e Barcelona Ronaldinho Caucho ayaa kula taliyay Neymar Junior inuu raaco qalbigiisa xilli aad loola xiriirinayo kooxda Paris Saint Gemain.
Warbixinadii ugu dambeeyay ee la helayo waxey
sheegayaan inuu xidigaan ogolaaday heshiis shan sano ah oo uu sanadkii ku qaadan doono β¬30 Malyan oo Euro kuna aadayo kooxda uu maamulo Unai Emery waxeyna kula wareegayaan aduun dhan
222 Malyan oo Euro, Ciyaartoyda Barcelona sida Andreas Iniesta, Luis
Suarez iyo Gerard Pique ayaa si guud uga hadlay xaalada xidigaan inkastoo wali 25-jirkaan uusan kala cadeynin mustaqbalkiisa garoonka Camp Nou balse kaliya la fahansan yahay in rabitaankiisa uu
yahay ka tagista Camp Nou.
Ronaldinho oo sanadkii 2003 ka tagay PSG kuna biiray Barcelona haatanna ka mid ah safiirada kooxda Barcelona ayaa wiilka ay dhalashada wadaagaan u sheegay inuu raaco waxa qalbigiisa uu u sheegayo.
βWaxaan kaliya u sheegi karaa inuu raaco
qalbigiisa isla markaana noqdo mid faraxsan si uu u sameeyo waxa qalbigiisa uu u sheegayoβ ayuu yiri Ronaldinho.
Dhanka kale madaxweynaha kooxda
Barcelona Josep Maria Bartomeu wuxuu ka
dhawaajiyay in Neymar uu u fasaxan yahay inuu
aado kooxda uu doonayo hadii uusan ku
faraxsaneyn Camp Nou balse koox walba ay
bixineyso lacagaha lagu jabin karo heshiiskiisa.
Maryama( Xilkasinho).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Mogadisho
NO