ABUBASHIR HOSPITAL
Your health, our priority β Abubashir Hospital, Mogadishuβs trusted private care. Waan daaweynaa, Allaha ayaase bogsiiya.
πβ¨ Ciidul Adxa Mubarak β¨π
Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, waxaan dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. π€
26/05/2026
β¨ Farxadda Ciidda iyo caafimaadka wanaagsan ayaan idiin rajeynaynaa.
Ciid Mubarak! π€πͺ
25/05/2026
Daaweynta Burkiitada Caruurta
Soo Booqo Qeybta Caruurta
24/05/2026
Daaweynta Cudurada Kudhaca Wadnaha
Nagu Soo Booqo
Qeybta Cudurada Guud
21/05/2026
Daaweynta Calool Fadhiga Caruurta
Nagu Soo Booqo
Qeybta Caruurta
17/05/2026
Latacalida Hooyada Urka leh
Nagu Soo booqo Qeybta Haweenka
13/05/2026
π±π₯ ONLINE CONSULTATION β
Hadda adigoo gurigaaga jooga ayaad kula xiriiri kartaa dhaqtarkaaga si fudud oo ammaan ah.
βοΈ Talabixin caafimaad
βοΈ Daaweyn iyo la-tashi fudud
βοΈ Daryeelka kilyaha, kaadimareenka & taranka ragga
π WhatsApp: +252 61 5830 555
βοΈ 2055 | +252 61 5296 650
π₯ Abu Bashir Hospital β Caafimaadkaaga meel kasta ayaan kula joognaa. π
Shaqo adag, qalbi naxariis leh, iyo adeeg joogto ah β waa astaanta kalkaaliyeyaasha caafimaadka. π
Happy International Nurses Day!
12/05/2026
International Nurses Day dhammaan kalkaaliyeyaasha dadaalka badan!
10/05/2026
Xerista & Dhaqista Ilkaha
Nagu Soo Booqo Qeybta Dentalka
Waa Maalinka Caalamiga ah ee Wacyigelinta Kansarka Ugxan-sidaha. πΈ
Caafimaadka haweenku waa tiirka bulshada. Ha dhayalsan calaamadaha bilowga ah. Isbitaalka Abu Bashiir waxaa idiin diyaar ah Dr. Bashiir Cabdullaahi Xuseen oo ah khabiir ku takhasusay cudurada haweenka, si uu kuu siiyo latalin dhammaystiran iyo daryeel tayo leh.
Ogaanshaha h**e waa badbaado! π©Ίβ¨
"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
385V+3C Mogadishu
Mogadisho
252