Rashka Production

Rashka Production

Share

Rashka Production is a company specialized in the production of audio and video media based in Mogadishu

Sida loo sameeyo Sumaddaada Cod ( Sound Branding) | The Creative Podcast Ep.2 12/03/2026

Sida loo sameeyo Sumaddaada Cod ( Sound Branding) | The Creative Podcast Ep.2 Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

27/02/2026

Farxad weyn ayay noo tahay in muuqaalka Nashiidada “Raxmaan Ya Raxmaan” ee ay qaaday Zeinab Koshin, oo ay soo saartay Rashka Production, uu dhaafay 1.2 Million daawasho barteena TikTok maalmo kooban gudaheeda
Link : https://vt.tiktok.com/ZSmGv5tyf/

Mahadsanidiin l

26/02/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan hawl-wadeennada, taageerayaasha iyo asxaabta Shirkadda Rashka Production oo maanta gaartay 200K taageerayaal baraha bulshada, gaar ahaan TikTok.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

Abdirashid Muhiadin Kalmoy
CEO, Rashka Production

20/02/2026

🎙️ *Barnaamijka “Tijaabi Codkaaga”*

Ma leedahay cod qurux badan oo aad rabto in dadku maqlaan?
Shirkadda Rashka Production waxay ku siinaysaa fursad aad codkaaga ugu tijaabiso istuudiyo casri ah, iyadoo ay kormeeraan khubaro ku takhasusay fanka iyo wax-soo-saarka.
Waxaad qaadi doontaa hees ama nashiid h**e oo caan ah, waxaana laguu sameynayaa duubis tayo sare leh iyo muuqaal si loogu soo bandhigo TikTok iyo YouTube.

Wixii faahfaahin ah : +252613886767

20/02/2026

Ramadan - رمضان جانا
Codkii : Zeynab Koshin , oo katirsan kooxda salaam ee Rashka Production ...
soo saaridda : Rashka Production
Directed by : Abdirashid Muhiadin Kalmoy
videoga oo dhamaystiran ka daawo yotube keena :
https://www.youtube.com/watch?v=HtVNw5EKxY0

16/02/2026

Ma u baahanyahay Cod duubis Tayo sare leh
Kusoo dhawaada Studio : Rashka Production
0613884747
Taleex - Mogadishu

15/02/2026

Waa lagu guuleystay, Alxamdulillaah, in dib loo soo celiyo kanaalkeennii h**e ee YouTube oo la jabsaday.
fadlan ku soo biir : https://www.youtube.com/
Rashka Production – Hal-abuur iyo tayo mideysan.

07/02/2026

Abdalla Said ( Abodi ) - ayaa soo booqday studio Rashka Production , si uu u duubto anashiid qurux badan ..
——-
Adeegyadeena waxaa ka mid ah : HD Audio Recording
Kala xirii 0613884747

06/02/2026

Zeynab Koshin - ayaa soo booqatay studio Rashka Production , si ay u duubto anashiid qurux badan ..
——-
Adeegyadeena waxaa ka mid ah : HD Audio Recording
Kala xirii 0613884747

31/01/2026

Hambalyo iyo Bogaadin

Maamulka Shirkadda Rashka Production waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Sumayya Mohamed Ahmed, oo loo doortay xilka Guddoomiyaha Kooxda Salam Band فرقة سلام الصومالية, oo ah koox faneed ka shaqaysa horumarinta iyo faafinta fanka wanaagsan.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah xilkan cusub, anagoo ku kalsoon kartideeda iyo doorkeeda muuqda ee horumarinta fanka iyo hal-abuurka.

Rashka Production
Hal-abuur iyo Tayo Mideysan

30/01/2026

- Barnaamijka Cusub Kala soco Rashka Prodoction .
- Nashiidada ( Rahman Ya Rahman ) iyo codkii ( Zeynab Koshin ) .
- full video : https://www.youtube.com/watch?v=SWVs4H1YtQw

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho