Abdi Rahiim Timajilic

Abdi Rahiim Timajilic

Share

Welcome To The OFFICIAL page Of Abdi Rahiim Timajilic

12/12/2025

NISA πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ¦…

01/11/2025

Good night 😴

26/05/2025

Wala ruqaansaday hayeyy khawarijeey πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺ🀣

23/05/2025

Gododki laga saaray eeyaha naarta Aya lagu raaxeysana macawisleyda gang πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺ

22/05/2025

Isku duubni gabdhaas toreyda uxirantahay iyo wiilka dhaawacaba waxey garab tagan yihiin ciidanka xabada ku jira guuleysta πŸ’ͺ🦁🐯

20/05/2025

Madaxweynaha jubaland Aya safar qarsoodi ah ku tagay dalka isku taga emaradka carabta UAE

19/05/2025

24 hours

18/05/2025

Emaradka waa cadowga koobaad ee umada somaliyeed waxa uuna raba sida Sudan oo ugalay oo kale inu yeelo somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ hadaba maqumantahy in laso dhaweyato cadow aad ujeedo kuuma gambaneyn

18/05/2025

DEGDEG:- Macawisleyda Beesha Xawaadle oo shalay illaa maanta casharro cajiib ah u dhigay Shabaabka arxan laawayaasha ah ee dhiigga Shacabka Soomaaliyeed ka ganacsada.

Aragtidooda gurracan ayaa u sheegtay Shabaabka iney weeraraan Mubaax oo katirsan Hiiraan isla markaasna ay joogaan sooma jeestayaasha aan xabadda ka cabsan ee Macawisleyda Xawaadle, waxaase ay la kulmeen in la jabiyey oo laga furtay shalay hub, dagaalkana looga gacan sarreeyey.

Saakay aroortii ayey mar kale soo weerareen iyagoon quusan Shabaabku Mubaax oo Macawisleydu joogto, saakay sida loo ceyrsanayey Aadan Yabaal oo ay kasoo duuleen ayaa lagu geeyey, waxaana Macawisleydu hadda hareereeyeen Aadan Yabaal oo Shabaabka ay ka qabsan rabaan. Waxay isku dhaarsadeen Macawisleydu ineysan dib u laaban iyagoon qabsan Aadan Yabaal oo gacanta dowladda aysan ku simin.

Dagaalka Somalia Macawisleydu hoggaan ha u noqdaan, iyagaa garanaya sida Shabaab la isaga celiyo.

Abdirahiim timajilac

18/05/2025

Gabar iyo hooyadeed markey aroos isku raacan πŸ˜‚πŸ€­πŸ€£

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


21 Coronation Road
Mogadisho
COVENTRY,