Netsom Academic Students Associate NASA

Netsom Academic Students Associate NASA

Share

productivity life coaching and mindset building

14/03/2026

Ramadan kariim dhamaan umada muslimiinta ah meel walba oo ay dunida kajoojan.
Matahay arday jecel inuu barto cilmiga computer ka waliba si xeel dheer maku dhibantahay qorista documents ka kala duwan. Xisaabinta, sidoo kale hadii aad tahay arday jecel inuu barto sida loo diyaariyo presentations aad uxiiso badan soo jiidashana leh waxow mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology uu qaadanayaa arday cusub oo baraneysa computer ka iyo wixii laxariira.
Sidoo kale waxaan meesha kamarneyn sidii aad ku cilad baxsan laheed hadii computer ka aad isticmaaleyso uu kaa ciladoobo hardware repairing, software repairing and installation.
Waxaa kaloo kujira xirfadaha daabacaada
Waxaad ku qaadan dontaa mudo koban.
Course da markey kuu xirantana waxaa helidoontaa shahaado katurjumeysa inaad Course daan sooqaadatey.
Mid kale kudarsoo waxaan soo shegnay dhamaantood waa practical oo gacantaa lagaqabaa.
Hadaba iska diwan gali link ga hoose ee whatsApp ka https://chat.whatsapp.com/F7Nk4L13zUo0Gd0kePPfhh?mode=gi_t
ama nagala soo xariir number ka shaashada saaran.
Hal kudhigenu waa
" Xirfad baro Maantey berina kushaqeyso".

Photos from Netsom Academy of Science and Technology's post 07/02/2026
11/07/2024

Xusuusin!!
dhamaan bahda waxbarashada waxaan kuwar galineynaa inuu soo dhawadey waqtigii aan qaban laheyn tababarkii kusaabsanaa "How to change myself"
Yaan lagaa buuxin dadka aan qaadaneyno waa ay kooban yihiin.

06/07/2024

Waxaa jira dad badan oo raba iney isbedel sameeyaan balse aysan garaneyn meesha ay wax kabilaabi laheen ama waxa ay ku wareersan yihiin qaabkii ay is bedel kusameyn laheen.
Sidoo kale waxaa jira farsamooyin loo isticmaalo markaad rabtid isbedel lataaban karo inaad sameysid.
Hadaba machadka Netsom Academy oo arintaas raba inuu bulshada ka haqabtiro waxow idin soo qaban qaabiyay Seminar kusaabsan How to change myself.
Si fogaan aragga (Online).
Tababarka markow dhamaado waxaa laqaadan doonnaa shahaado.
Wixii faahfaahina kala xariir number kaan
+252613602064
Ama whatsapp link gaan kusoo biir.
https://chat.whatsapp.com/Fvstlq0hW6C4ZD0FEuDurL

Photos from Coach-ADMA's post 22/06/2024

Saakay oo taarikhdu ku beegatahay 22/06/2024. Waxaan duco aan lasoo koobi karin uduceynaa arday ufadhiisaneysa imtixaanka qalin bedelashada dugsida sare.
Waxaan leenahay Rabi hadin fududeyo.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Istarliin
Mogadisho
GURIELGALMUDUG