AB.Halane

AB.Halane

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AB.Halane, Art, Mogadishu, Mogadisho.

26/07/2026

taliyaha wngsn waxaa lagu kartaa Kan askariga fahmo guleyso taliye

25/07/2026
25/07/2026

hal ujeedo!

24/07/2026

Nin lagu seexdo hasexan�

24/07/2026

cajiib

21/07/2026

21/07/2026

AS miya iga hubiya?

21/07/2026

Rag iyo rafaadka..

Photos from AB.Halane's post 20/07/2026

BER-BERA IYO SALDHIG ISRAEL XOG CUSUB
Iyadoo muddooyinkan dambe ay si weyn u xoogaysteen wararka xaqiijinaya in Yahuudda iyo Maraykanku ay saldhigyo millateri ka dhisteen Berbera, ayaa warbaahinta Ingiriiska ee BBC-du soo bandhigtay xogo hor leh oo arrintaas la xiriira.
Kooxda Xaqiijinta ee BBC Verify, ayaa baaritaan ku samaysay sawirro dayax-gacmeed oo laga qaaday garoonka diyaaradaha Berbera iyo xarun badeed ku dhow, kuwaas oo ay tilmaameen in ay muujinayaan dhismooyin iyo qodis aaggaasi ka socotay sanado badan.

Sawirrada dayax-gacmeedka ayay sidoo kale warbixintu ka dhawaajisay in ay muujinayaan jiritaanka deked cusub oo ku taalla meel dhowr mitir u jirta garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera oo isaga laftarkiisa xogtu tilmaamayso in aad loo ballaariyey sannadihii la soo dhaafay.

Sawirradu waxay tilmaamayaan ayay tiri warbixintu, in hawlaha qodista iyo diyaarinta dekeddan cusub ay bilaabmeen sannadkii 2018, ayna socdeen marxalado kala duwan ilaa ku dhowaad laga dhammaystiray bishii May 2025.

Qiimayn ay sameeyeen khubaro ay BBC-du la tashatay ayaa sheegaysa in dekeddani ay u muuqato qaab marin-badeed oo qotodeedu dheer tahay, looguna talo-galay in lagu soo xiro maraakiibta sahayda, kuwa kale ee waaweyn iyo xattaa maraakiibta millateriga.

Warbixintu waxay sheegtay in sidoo kale baaristan lagu ogaaday in shirkadda Imaaraadka Carabta ee "Terminal Holdings" ay ka mid ahayd hay'adihii ugu waaweynaa ee ka qayb qaatay horumarinta garoonka tan iyo sannadkii 2018.

Sida ay xustay warbixintu, ku-xigeenka madaxa shirkadda ayaa afar sano ka hor qoraal uu ku daabacay akoonkiisa barta "LinkedIn" ku xaqiijiyay in la bilaabay hawlaha horumarinta iyo diyaarinta ee dhammeystirka Garoonka Diyaaradaha Berbera.

Sawirro cusub oo la qaaday bisha july ee sanadkan ayay warbixintu sheegtay inay muujinayaan in si buuxda loo dhamaystiray dhabbaha diyaaradaha, iyadoo dhererka run-waygu uu muujinayo in loo adeegsan karo diyaarado rayid iyo kuwo militari labadaba, sida ay sheegeen khub

20/07/2026

waxba laisuma reeban wacadale!!

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Art

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Mogadisho