GOR GOR FORCE

GOR GOR FORCE

Share

Gor Gor Duur Joogta Aan Daalin

Ururka 8aad k*maandoska Gor Gor πŸ¦…πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ¦…

08/05/2024

Meqa weeye adeer darajadada?
Darajo ma lihi
Iso qor magaceda ii keen
Hadi Allah wax kula maago meel dhow ayaad ka heshaa
Gulayso walashey
Cadawga somalia ha jabo
Qawarijta Al shaydaan ha dhaceen.

01/05/2024

Duur joogta Aan Daalin Gor Gor πŸ¦…πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ¦…

29/04/2024

GOR GOR Ciidamada sida gaarka ah u carbisan ee Soomaaliya ayaa ah kuwo leh qibrad sare iyo xeelad dagaal, taas oo dhabarka ka jabisay argagaxisada,

πŸ¦…πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ¦…

28/04/2024

Taliyaha Guutada 18aad K*m gor-gor G/le Xasan Aadan Maxamed Xasan Ciraaqi ayaa Dar daaran u Jeediyey Cutubyo Katirsan Guutada 18aad k*m Gor-gor In ee U diyaar garoobaan Dagalka Ka dhanka ah Khawaarijta.

Taliyaha Guutada ayaa maalmahan Danbe waday Abaabul Ku aadan Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta AS.

25/04/2024

Duur Joogta Aan Daalin Ee Gor Gor πŸ¦…πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ¦…

Gor Gor 8aad Force πŸ¦… Hiraan Somalia,πŸ‡ΈπŸ‡΄

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadisho