Toosh

Toosh

Share

Clothing store

26/05/2026

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh, waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Adxa.

15/05/2026

Hambalyo 15 May.
Waxaan dhamaan dhallinyarada soomaaliyeed ugu hambalyeeneynaa sanadguurada maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15may.

Waxaan u rajeeynaynaa Dhallinyarada maanta oo ah hogaamiyayaasha biri horumar iyo mustaqbal fiican.

01/05/2026

Hambalyo maalin Shaqaalaha Aduunka

25/04/2026

Subax Wanaagsan

Photos from Toosh's post 18/04/2026

Marar badan niyada waad iska weydiisay alaabta noocaan oo kale ah halkee ka heshaa.

Kala dooro Alaabtaan.
KOOLADA KULEETIGA wasaqda ka ilaalineysay,
XARIGA KABAHA DUMARKA, KOOLADA JAATA HOOSE EE KABAHA,QALABKA SARIIRTA LAGU GOGLO iyo
KABAHA SAARKA QURXDA BADAN.

Kuwo tayo sare leh, midabo kala duwan, naqshado casri ah oo ku habboon qurxinta style-kaada iyo Gurigaadaba.

Dalbo Hadda: WhatsApp — 0612298555 waxaan kugu keeni doonaa Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka JUMLO iyo TAFAARIIQ.

TOOSHSTORE WAA XALKA BAAHIDAADA

Page-kaan Follow hakuu ahaado sidaa u hesho alaab noocaan oo kale ah Raqiis iyo Qurux isku darsaday.

Tiktok: TOOSHSTORE
Instagram: TOOSHSTORE

17/04/2026

Jumca Wanaagsan

14/04/2026

KABO SAAR FUDUD, KUUNA QURXINAAYO GURIGAADA.

Waxaad naga heli kartaa Jumlo iyo Tafaariiq meel walbo aad ka joogto Soomaaliya.

WhatsApp 0612298555
Tiktok Toosh Store
Instagram toosh store

12/04/2026

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii kaso wareegtay aas aaskii Ciidanka XDS Kuna beegan 12 april 1960

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadisho