OGAAL
Welcome most attractive world Natures respectively....
22/03/2025
Saadaali kulanka 3aad ee wareega 12-ka Degmo ee soo gudbay oo ku guuleyso $20
20/03/2025
Saadaali kulanka 1aad ee wareega 12-ka Degmo ee soo gudbay oo ku guuleyso $20
06/03/2025
Yaa Guuleysanaya Caawa?
Saadaali kooxaha guuleysanaya ee Kediska Ramadaanka SBC 2025 oo ay Maalgelineyso Somtel si aad ugu guuleysato $20!
Shuruudaha:
Follow SBC Somali TV
Like saar post-kan
Share garee
Saadaashu waxay xirmeysaa 6:00pm (maqrib-nimo).
05/03/2025
Fursad Dahabi ah!
Ma rabtaa inaad ku guuleysato $20? Saadaali natiijada kulamada caawa ee Kediska Ramadaanka SBC 2025 oo ay Maalgelineyso Somtel.
Shuruudaha:
Follow SBC Somali TV
Like saar post-kan
Share garee
Saadaashu waxay xirmeysaa 6:00pm (maqrib-nimo).
19/12/2024
Saadaali Koobka Gobolada Puntland oo ku guulayso $20 dollar qofkiiba!
Saddexda qof ee shuruudaha buuxiya uguna horreeya ayaa heli doona abaalmarinta Golis ugu talagashay.
๐ฆ๐ต๐๐ฟ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ:
1. Follow iyo Like saar bogga.
2. Share dheh qoraalkan (post-ga).
3. Like saar qoraalkan (post-ga).
4. Saadaashaadu waxay ku egtahay marka ay ciyaarta bilaabato.
F.G: Abaalmarinta waxaa heli doona saddexda qof ee shuruudaha buuxiya, fadlan isku day inaad shuruudaha buuxiso.
02/10/2024
Tijaabi Nasiibkaaga oo ku guulayso sawir Lottery ah.
Sharuudaha Guulaystaha.
Lambar Qabso 100-200
Like Saar Page
Share-garee Post
24 saac kadib gulaystayaasha natiijada ayaan shaacinayaa.
18/08/2024
Saadaali Guulaysta ha Xushmaynta xalaasha ah ee hadiyadda sannadka shirkadda Golis. Ku Guulayso $50!
Shuruudaha guulaystaha:
Si sax ah u Saadaali: "Macmiil saadaali dagmada ama deegaanka ku guulaysanaysa gaariga."
Follow garee page-ka Golis Telecom.
Share garee Post-ga.
Like garee Post-ga.
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qofka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Haddii hal qof in kabadan ay buuxiyaan shuruudaha, waxaa guulaystaha noqonaya qofka u horreeya ee Saadaaliya. Tartanku wuxuu ku egyahay 6:00 PM.
02/08/2024
Qurbaha ayuu in badan kaga maqnaa xaaskiisa mudo kadib shalay ayuu wadanka dib ugu laabtay caawana waa geeridoon allayaraxma.
Khawaariijta waxay usocdaan cid garan kartaa majirto iyo waxay rabaan sababta ay dadka ulaynayaan, waxaanse alla ka baryayaa inuu jimaankaas ka qabto wadanka๐คฒ
Xanuun walahi iyo murug walal alle haydiin naxaristo inta caawa kudhimatay qaraxaa khawaariijtu soo maleegtay.
Mar kale allayaraxma.๐คฒ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadisho