Dhaashi Outlets

Dhaashi Outlets

Share

DHAASHI OUTLETS: Franchising shops in Somalia that mostly deal with personal care and household prod

09/06/2026

🌿 DAAWO DABIICI AH OO JIRKAAGA U ROON! 🌿

Minyak Kayu Putih Waa Xalkaaga dabiiciga ah ee maalinlaha ah πŸ’š

✨ Faa’iidooyinka:

🧠 Ka yareeya madax xanuunka
🦴 Dajiya xanuunka jilbaha & murqaha
🌑️ Kaa caawiya qabow & hargab
😴 Ku siiya nasasho & hurdo fiican

🌿 Udgoon dabiici ah oo nadiif ah
🌿 Ku habboon Qof walba – qoys dhan

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .

Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371

Mahadsanid.

!

03/06/2026

🌿✨ Maqaarkaaga sii nadiifin iyo daryeel maalin kasta! ✨🌿

Wasakhda, dufanka iyo unugyada duqoobay waxay ka dhigi karaan maqaarka mid daallan oo aan ifayn.

🀍 NMF Amino + AHA PHA Foaming Cleanser waxay kaa caawinaysaa:

πŸ’§ Nadiifinta maqaarka si qoto dheer
✨ Ka saarista wasakhda iyo unugyada duqoobay
🌿 Inuu maqaarku u muuqdo mid nadiif ah oo ifaya
🀍 Inaad dareento cusubaan iyo jilicsanaan maalin kasta
πŸ“© Dalbo hadda oo la kulan daryeelka gaarka ah ee Wardah.

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
πŸ“ Mogadisho, Somalia
πŸ“±phone : 0611006371
πŸ“˜ Facebook: Dhaashi Outlets
Mahadsanid.
!
!
!
🌿🌸 βœ¨πŸƒ πŸŒΊπŸ’§ 🌿🀍 πŸ€πŸŒΈ πŸ’ŽπŸŒΏ πŸŒΈπŸƒ ✨🌿 πŸ’§πŸŒΊ πŸ€πŸ€ 🌿🌸 βœ¨πŸ’Ž πŸŒΊπŸƒ πŸŒΏπŸ’§πŸŒΈβœ¨πŸ€πŸ€πŸ’Ž

Photos from Dhaashi Outlets's post 31/05/2026

β€ŽπŸ§Ό KRIS SOAP
β€Ž
β€ŽMa doonaysaa saabuun ka dhigta maqaar ka nadiif, jileec iyo udgoon?
β€Ž
β€ŽMaqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay adigoo adeegsanaya Kris Soap Warmness.
β€Ž
β€ŽFaa'iidooyinka Kris Soap aad ka heleyso waxaa kamid ah:-
β€Ž
β€Ž1. Waxay Nadiifisaa maqaarka si qoto dheer.
β€Ž2. Maqaarka waxay ka dhigta mid jilicsan
β€Ž3. Waxay jirka siisaa Udgoon dagan oo waara maalinta oo dhan.
β€Ž4. waxayna ku habboon tahay dhammaan noocyada maqaarka.
β€Ž
β€ŽWaxaadna Ugu Hagagi Karta .
β€ŽFadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:

β€ŽWhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
β€ŽπŸ“ Mogadisho, Somalia
β€ŽπŸ“±phone : 0611006371
β€ŽπŸ“˜ Facebook: Dhaashi Outlets
β€ŽMahadsanid.
β€Ž !
β€Ž !
β€Ž ! πŸŒΏπŸŒΌπŸŒΈπŸƒπŸ§Όβœ¨

19/05/2026

🌿 Soo Noolee Quruxda Timahaaga ✨

❓ Timahaagu ma yihiin kuwo qallalan, jajaban ama aan dhalaal lahayn?

✨ Ha walwalin!
makarizo Hair Energy Shampoo ayaa ku siineeysa daryeelka timahaaga πŸ’§πŸŒΏ

🟒 Waxaa ku jira Aloe & Melon Extract
🌿 Waxay timaha siiyaan qoyaan iyo jilicsanaan dabiici ah
🌿 Waxay nafaqeeyaan timaha kana caawiyaan inay noqdaan kuwo gucun adag leh oo caafimaad qaba
🌿 Waxay timaha ka dhigaan kuwo dhalaalaya oo firfircoon

Ku raaxayso makarizo Hair Energy Shampoo mar kasta oo aad isticmaasho

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
πŸ’šπŸŒΏ 🌸🍯 🌿✨ πŸŒΌπŸ’š πŸƒπŸŒΈ 🍯✨ πŸŒΏπŸ’š πŸŒΈπŸƒ 🍈🌿 🍯🌼 πŸ’šπŸŒΈ πŸƒβœ¨ 🌿🍯 πŸŒΈπŸ’š 🌼✨ πŸƒπŸŒΈ πŸ―πŸ’š 🌿🌼

18/05/2026

πŸŒŠβ„οΈ Ma rabtaa Neef fresh ah?
Xylitol_Fresh_Mint
βœ”οΈ marka aad isticmaasho isla markiiba waxey kuu nadiifisa neefta.
βœ”οΈ Ku siiya fresh, qabow oo raaga.
βœ”οΈ Kalsooni buuxda, markaad la hadlayso dadka.
🧊 Waxay ka caawisaa, ka hortagga urka afka.
🌿 Neef nadiif ah oo soconaya, maalinta oo dhan.
❄️ Hal mar tijaabi oo fiiri wax qabdakeeda Cajiibka Ah!
Neeftaada ha noqoto mid fresh ah mar walba
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!

Photos from Dhaashi Outlets's post 16/05/2026

🌸✨ Hooyooyin & Aabayaal! ✨🌸

Carruurtiina sii daryeel Fiican oo udgoon leh πŸ›πŸ’–
🧴 2 in 1 Head & Body Wash πŸŒΈπŸƒ

βœ”οΈ Nadiifiya jirka, iyo timaha πŸ›
βœ”οΈ Indhaha ma gubo πŸŒΏπŸ‘Ά
βœ”οΈ Maqaarka ayuu jilciyaa 🌺
βœ”οΈ Udgoon dabiici ah ayuu leeyahay πŸŒ±πŸ’š
βœ”οΈ Ku habboon carruurta πŸƒπŸ§Έ

πŸ‘Ά Qubeys kasta wuxuu ilmaha siinayaa farxad, nadiif iyo daryeel gaar ah πŸ’¦πŸŒΏ

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
πŸ’šπŸŒΏ
πŸƒπŸ’š πŸŒ±πŸ‘Ά πŸŒΏπŸ›
πŸ€βœ¨ πŸŒΏπŸ’–
πŸŒ±πŸ’¦ πŸƒπŸŒΈ
πŸ’šπŸŒΏ πŸŒΌπŸ’š
πŸ€πŸ«§ 🌿🀍
πŸƒβœ¨ 🌸🌿
πŸŒ±πŸ’š πŸ€πŸŒΏ
πŸŒΈπŸƒ πŸ’šπŸ«§
πŸŒΏπŸ‘Ά πŸŒΈπŸ’š
πŸƒπŸ§Έ πŸŒΏπŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ€πŸ’š
πŸŒ±πŸ› πŸŒΈπŸƒ

11/05/2026

SOO DHAWAADA DHAASHADAYAAL.

waxa ay idiin haysaa oo ah vitamin timaha loo marsado sida saliidda, kana dhigaya kuwa caafimaad qaba.

Faa'iidooyinka ay tinta u leedahay waxaa ka mid ah:
Nafaqayn, Dhalaalin, soo cilinta midabka saxda ah, daweyn, korin iyo jilicin.

Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp:https://wa.link/k5nclb
Tell: 0611006371

Mahadsanid.

!
!
!

See less

09/05/2026

C-DEFENSE FACE WASH βœ¨πŸ’š

Wajigaaga sii nadiifin, iftiin iyo fresh glow maalin kasta 😍🍊🌿
Waxaa ku jirta Vitamin C oo ka caawinaaya :
βœ”οΈ Nadiifinta wajiga
βœ”οΈ Yareynta dufanka & wasakhda
βœ”οΈ Iftiiminta maqaarka
βœ”οΈ Ka ilaalinta finan yaryar
βœ”οΈ Fresh & natural feel 🌱
Ku habboon dhammaan noocyada maqaarka All skin

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
🌿

03/05/2026

Ma Rabtaa maqaar jilicsan, ifaya, oo qoyaankiisu Waqti Badan Ku Haaya?
&_Body_Lotion Waa Daryeel Dabiici Ah oo Ka Samaysan Maaddooyin Tayo sare leh,Si Maqaarkaagu Unoqdo mid Qurux Badan Maalin Kasta.
πŸ’— Protect & Glow
β€’ Vitamin ,E, beads.
β€’ Pink ,pomelo, extract.
β€’ Wuxuu Kaa Caaqinaa, Maqaarka inuu iftiimo oo Sinaado.
πŸ’š Moisturizing
β€’ Vitamin E, beads.
β€’ Pomegranate seed, oil.
β€’ Qoyaan Soconaya,ilaa 8 saacadood.
🌿 Fudud, aan dheg-dhegnayn.
🌿 Ku habboon, isticmaalka maalin kasta.
🌿 Daryeel dabiici ah,oo aad ku kalsoonaan karto.
Dooro Natur-E, Waa Haqabtiraha Maqaarkaaga.
Waxaadna Ugu Hagagi Karta .
Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371
Mahadsanid.
!
!
!
-E

25/04/2026

Dib Ayaan Usoo Celinay Fibertherapy Shampoo.

πŸ’« **Sirta timaha quruxda badan waa hal tallaabo!** πŸ’«
Haddii Timahaagu yihiin kuwo Qalalan, daalan Ama Si fudud u daata Waa Waqtigii aad Siin lahayd daryeel dhab ah! 🌿

Fibertherapy Shampoo Ugu Imoow daryeel, iyo Nafaqo.
πŸ’š Maxaa ka dhigaya mid gaar ah Shambadaan?
🌱 Nafaqo qoto dheer,oo gaarta xididdada timaha.
πŸ’§ Qoyaan joogto ah, oo ka hortaga qallaylka.
βœ”οΈ Ka caawiya hagaajinta timaha dhaawacan
🌟 Dhalaal dabiici ah oo soo jiidasho leh

πŸ₯‘ **Aloe & Melon Extract** – timahaaga ku siiya qoyaan iyo jilicsanaan
🍯 **Royal Jelly Extract** – dib u dhis & korriinimo Muuqata

Waxaadna Ugu Hagagi Karta .

Fadlan, wixii faahfaahin ah nagala soo xariir:
WhatsApp: https://wa.link/e3x1yu
Tell: 0611006371

Mahadsanid.

!

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadish?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Xamar Weyne, Suuq Bacaad (Rugsan Mall ) Iyo Daaru Salaam Madiina Dabka
Mogadish

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:30
Tuesday 09:00 - 20:30
Wednesday 09:00 - 20:30
Thursday 09:00 - 20:30
Saturday 09:00 - 20:30
Sunday 09:00 - 20:30