Awbaale FC.
ku soo dhowaaw pageka rasmiga ah ee xaafada awbaale. follow daada waxay noo tahay dhiiro gelin.
26/04/2026
Hambalyo hamblyo hambalyo
Naadiga Awbaale ayaa ku guuleysaty koob lagu maamusayay xisbiga karaama
Guul iyo gobanimo
25/04/2026
باركً الله لكما وباركً عليكما وجمع بينكما في خير.
Dhammaan naadiga awbaale iyo taagerayashoda waxay hambalyo u dirayan ciyaryahan Cabdiqani oo maanta meherkiisu ka dhacay magalada marko. Hambalyo hambalyo hambalyo
Toonaraha naadiga awbaale Mohamed Abdikani Abdulkadir Baartire oo ciyaartoyda kula dar daarmay in ay dadaalka halkaas ka sii wadaan
Guul awbaale
Gudoomiyaha naadiga awbaale mr Cabdikariin Shariif Mohamed Shaataa oo u mahad celiyay marti sharafta ka soo qeyb gashay xaflada
doonka sportska xaafada awbaale oo hambalyo u diray naadiga Awbaale we will come back jaaj company
Legend ahmed ali barfaanka oo hambalyo u diray xafadiisa
Captain zakariya oo muujiyay dareenkiisa ayaa ciyaartoyda kula dar daarmay in ay mar walbo isku xirnaadan
abuukar sheikh mukhtar oo dhiiro gelin iyo bogaadin u jeediyay naadiga awbaale isagoo taageero u meejiyay naadiga mahadsanid legend.
30/03/2026
Caawa waa habeen gaar ah oo ay ka buuxdo farxad, sharaf iyo xusuus qiimo leh. Waxaan ku kulanay casho sharaf qurux badan oo ay isugu yimaadeen dad qiimo leh. Mahadsanidiin dhammaan kuwa qeybta ka noqday, waana ku faraxsanahay inaan idinla wadaago sawiradan xusuusta leh. 🤍 hambalyo my team guul mar waliba insha allah.
Category
Website
Address
Merca
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Awbaale FC. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.