Musa Abdullahi

Musa Abdullahi

Share

Ha niyad jawin Hana murugoon, Malmo badan oo qurxoon baa wadada kuso Jura

24/06/2026

Asc Asxaabta Subax Wanaagsan Aan Kusalino Rasuulkeyna Scw

مدرسة جمال القرآن

24/06/2026

Subax wanaagsan.

Waa Subax cusub, Rajo cusub, tamar cusub, iyo fursad cusub ☀️ isku day inaad wax ka badasho qofkaad shalay aheyd I.a .

23/06/2026

Cristiano Ronaldo ayaa Portugal u dhaliyay 92 gool tan iyo markii uu 30 jirsaday, guud ahaan kulamada heer caalami 144 gool xulka qaranka

• Ka hor inta aanad 30 jirsan.
• 118 kulan
• 52 gool

• Ka dib markii aad 30 jirsatay.
• 112 kulan
• 92 gool

23/06/2026

Caawa aaway Henry iyo ibrahimovic mise fasax ayeey ku jiraan waxay shubtan..😂

23/06/2026

Ronaldo markuu dabaal degaay caawa Camerada kusoo dhawaaday kadib "waan soo laabtay" ayuu dhahay (Am back)

Weriye ayaa weydiyay camerada waan soo laabtay miyaa ku dhahday
Ronaldo ayaana ku jawaabay haa si ay u ulaabin ayaan ugu sheegay

Ronaldo ayaana sidoo kale dhahay "gadhiisa ayay idhaheen lkn waa ikanaa caawa"

Wuxuu sidoo kale qirtay inuu maalmo adag uu u ahaa isbuucii dhamaaday"isbuuc adag oo mugdi ah ayuu ii ahaa , sidii inaan kubada ka fadhiistay cml ayuu iigu bilowday"

23/06/2026

Don Rinaldo ayaa noqday Ciyaar yahankii ugu horreeyay taariikhda koobka adduunka ee gool dhaliya 6 koob aduun oo kala duwan.

23/06/2026

Ronaldo xiddiga goolasha ugu badan udhaliyo Portugal koobka aduunka

Wuxuuna dhaafay Eusébio oo 9 gool ku haayay rikoorkaas halka Ronaldo uu caawa gaaray 10 gool

Qofka seddexaad ee labadaan kusoo xiga afar gool ayuu haystaa

23/06/2026

Siuuuu!
Ronaldo ayaa mar kale ugu shubay Uzbekistan
3:0

Bruno ayaana caawiyay

Hatrick ayaa soo socota sida ay hada ku socota

23/06/2026

Muqdisho❤️

23/06/2026

Allah Akbar

Want your business to be the top-listed Media Company in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Kismayo