WAAMO TRAVEL AGENCY

WAAMO TRAVEL AGENCY

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WAAMO TRAVEL AGENCY, Travel Company, Kismayo.

17/05/2026
20/03/2026

* - #

14/03/2026

HAGAHA SAFARADA DHULKA WAAMO

17/02/2026

RAMADAN MUBARAK

30/01/2026

Dhobley jubbaland Somalia

24/01/2026

MAANDEEQ AIRLINES

24/01/2026

WAAMO AIR

21/01/2026

Habeen-wanaagsan
Jaalayaal

10/03/2024

Ramadan Mubarak
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Bishaaro, Bishaaro.
Waxaan dhammaan ummadda islaamka, Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Macaamiisheena sharafta leh ugu bishaareenaynaa bilashada bisha barakeesan ee Ramadan ka.

Aan ugu faaideysano inaan xoojino acmaasheena si uu alle innaga aqbalo cibaadadiisa.

Waxaan xoojin doonnnaa u adeegidda bulshadeena soomaliyeed annago u samayn doono qiimo dhimis ballaan.
Faafaahin 0618299991/0618299992/0614299992

13/01/2024

Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh.

Bilahaa qiimaha badani waa:
▪︎Rajab رَجَب
▪︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
▪︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة &
▪︎Muxarram مُحَرَّم

Ilaaheey sw, ayaa yiri:

[ مِنۡهَاۤ أَرۡبَعَةٌ حُرُمࣱۚ. ]
صدق الله العظيم.

[waxaa ka mid ah [bilaha], 4 xurmo gaar ah leh.]
Aayadda 36aad ee suuradda Toowba.

Rasuulkuna scw, waxaa uu ku duceeysan jirey:

[ اَللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَ شَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان. ]

[Alloow noo barakee Rajab & Shacbaan, oo na gaarsii Ramadaanka.]

Xalay ayayna curatey bishii Rajabku.

Daa’uud Cumar

Want your business to be the top-listed Travel Agency in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo
252618299991

Opening Hours

Monday 06:30 - 20:00
Tuesday 06:30 - 20:00
Wednesday 06:30 - 20:00
Thursday 06:30 - 17:00
Friday 09:00 - 20:00
Saturday 06:30 - 20:00
Sunday 06:30 - 20:00