Shabeel Advert
Shabeel Advert โ Creative minds driving brands forward.
๐ฏ Marketing | Branding | Social Media | Design
Waxan Ku faraxsanhy in aan si xirfadaysan uga shaqaynay barnaamijka "Jihaynta iyo Talo-siinta ardayda form four " oo ay soo qaban-qaabiyeen Midowga Ardayda Dugsiyada Degmada Kismayo oo kaa shanaayo Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Jubbaland.
Shaqadan waxan Ku muujinay tayadena iyo sida ay inoga go'an tahay inan uquruxino barnaamijyada sida: bandhigyada waaweyn, Shirarka, Siminaarada, xafladaha qalinjabinta iyo Munaasabadaha waa weyn.
Kooxda Shabeel Advertising Agency waxay had iyo jeer u taagan tahay inay macaamiisheeda siiso naqshado ka turjumaya xirfad iyo hal-abuur.
Ma ubaahan tahay in barnamij kaga laga dhigo mid heer sare ah ?
๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ:
๐ 61 6614865
๐ Kismayo, Somalia
Muuqaalka guud ee barnamijka "Jihaynta iyo Talo-siinta ardayda form four " oo ay soo qaban-qaabiyeen Midowga Ardayda Dugsiyada Degmada Kismayo oo kaa shanaayo Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Jubbaland.
๐ Kismayo, Somalia
05/05/2026
Waxan Ku faraxsanhy in aan si xirfadaysan uga shaqaynayno barnamijka "Jihaynta iyo Talo-siinta ardayda form four " oo ay soo qaban-qaabiyeen Midowga Ardayda Dugsiyada Degmada Kismayo oo kaa shanaayo Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Jubbaland.
Sido kale waxaan bixinaa adeegyo Media partner, anago si xirfadaysan uga shaqayno munaasabadaha, shirarka, siminaarada iyo dhammaan bandhigyada Kala duwan.
Nagala Soo xiriir:๐
๐: 61 6614865
๐ Kismayo, Somalia
tababbar aqooneed oo cinwaankiisu ahaa โSidee Buug Loo Gorfeeyaa?โ kasoo uu soo qabanqaabiyey guddoonka Midowga Naadiyada Akhris-qoraalka Kismaayo.
Tababbarkana waxaa soo jeediyay Cabdishukri Golos oo la wadaagay Kaso qaybgalayaasha aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa.
Our portfolio:
Haddi aad ubahan tahay Ina lagu duubo muuqalo nocan oo kale ah ha muugnan inad nala Soo xiriirto.
WhatsApp: 616614865
Muuqalka guud ee munaasabadda bandhiga buuga "๐ญ๐ก๐ ๐ข๐๐๐ ๐จ๐ ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐" ee uu qoray ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐ฅ๐ข, taas oo ka dhacday magaalada Kismaayo.
13/04/2026
Sawiro qeybta 2aad
munaasabadda bandhiga buuga " ๐ญ๐ก๐ ๐ข๐๐๐ ๐จ๐ ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐" ee uu qoray ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐ฅ๐ข, taas oo Ka dhacday magaalada kismaayo.
13/04/2026
Sawiro munaasabadda bandhiga buuga " ๐ญ๐ก๐ ๐ข๐๐๐ ๐จ๐ ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐" ee uu qoray ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐ฅ๐ข, taas oo Ka dhacday magaalada kismaayo.
Our portfolio | Video production.
six printing
Haddi aad ubahan tahy in lagu sameyo muuqaalo xayaysiin ah Nagala Soo xiriir.
61 6614865
19/03/2026
Ciid wanaagsan๐
Maamulka iyo howlwadeenada shirkada Shabeel Advert waxay dhammaan musliminta gaar ahaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyeenayaan munaasabada ciida.
Ilahay hainga aqbalo soonki, saladii iyo dhammaan acmashii wanaagsanayd ee bisha barakaysan ee Ramadan.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุฃุนู
ุงู.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Kismaayo