Kismaayo Public Library
-Maktabad Bulshadu leedahey o buuggaagta lagu akhristo, saldhigna u ah ardeyda iyo baadhayaasha cilmiga. Maktabada Guud Ee Kismaayo.
24/08/2016
Guddiga qabanqaabada Makatabadda Kismaayo ayaa maanta buugaag ka guddoomay, dhallinyaro kasoo qalin jabisay jaamacado ku yaalla Dalka Koonfur Afrika.
Buugaagtan oo nooc walba leh ayaa gaaraya illaa 200 oo buug.
Waad mahadsantihiin, Qof walba oo daneynaya in uu ka qayb qaato dhismaha maktabada Kismaayo nagala soo xiriir nambaradan.
+252617800674
+252617561550
Dhiirri geli akhrinta waa dhismaha maskaxda.
Wax akhriya aan barwaaqo gaarnee.. umad kasta waxay hormar gaari kartaa marka ay bataan dadkeeda wax akhriya...
Akhriska maskaxda ayuu kobciyaa qofkana wuu hormariyaa
04/08/2016
Wadada Guusha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Calanleey
Kismaayo
Opening Hours
| Monday | 10:00 - 16:30 |
| Tuesday | 10:00 - 16:30 |
| 17:00 - 18:00 | |
| Wednesday | 10:00 - 16:30 |
| Thursday | 10:00 - 16:30 |
| Friday | 11:00 - 16:30 |
| Saturday | 11:00 - 16:30 |
| Sunday | 10:00 - 16:30 |