Sheikh Hussein Adde
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sheikh Hussein Adde, School, Jowhar.
13/05/2026
Hambalyo ayaan leeyahay xudeyfa maxamuud maxamed iyo c/majeed c/qaadir xaaji fareey oo ka mid ah ardada iskuulka shiikh xuseen cadde oo maanta ka qeyb galay barnaamijka wacyigelinta waxbarashada ee ka dhacayey magaaladda muqdisho.@
22/04/2026
اللهم اغفر له وارحمه وعافه وأعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله وأغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس.
آمين 🤲
16/04/2026
الرجل المناسب في المكان المناسب في الوقت المناسب
ترحب مدرسة شيخ حسين عدي إدارة ومعلماً وطالباً المدير العام لوزارة التربية والتعليم معالي الأستاذ:نور حسن شيخ موسي
06/01/2026
Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka midowga ardada dugsiga shiikh xuseen cadde ayaa su’aalo abaalmarin lagu bixinaayey weydiiyay ardada ayagoo ku sugan fasaladooda
22/11/2025
29/10/2025
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبر ولتحتسب عظم الله أجركم وأحسن عزاءكم انا لله وإنا اليه راجعون
27/10/2025
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga shiikh xuseen cadde waxa ey u hambalyeynayaan C/raxmaan Xasan Jimcaale oo ku guuleystay in ow noqdo gudoomiyaha midowga ardada dugsiga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jowhar
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 13:00 |
| Wednesday | 07:00 - 13:00 |
| Thursday | 07:00 - 13:00 |
| Saturday | 07:00 - 13:00 |
| Sunday | 07:00 - 13:00 |