CASRI Creams

CASRI Creams

Share

The objectives of an ice cream business come down to two primary goals – making customer satisfactions and strive to our customers expectations

waxan si sharaf leh kugu so dhaweyneynaa gacmo qurux bdn iyo waji fiican.

03/12/2022

Vinalla ice cream waxad ka heli karta xarunteena Jowhar ee CASRI Creams

03/12/2022

Waxan kuu keenay jalaato casri ah oo dibada ah isla markaana aad u dhadhan macaan waxaad ka heli kartaa xaruntena Jowhar ee nasoo booqo.

22/07/2022

Jumca Wanaagsan dhaman macaamiisha CASRI Creams

09/07/2022

Eid wanagsan dhamaan ummada muslimiinta gaar ahaan Ummada soomaliyeed iyo waliba macaamiisha CASRI Creams waxaan Allah ka baryeynaa in ciidan teeda kale caafimad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo.

19/06/2022

CASRI Creams waxaad ka heli kartaa dhamaan nuucyada kala duwan ee jalaatada, macmacaanka, cabitaanada iyo agabyada kale ee nafaqada caruurta waxeyna macaamiisheda u shaqeysaa ilaa 12:00 habenimo hadaba kaalay oo ka tukaameyso.

17/06/2022

Jumca wanagsan dhamaaan macaamiisha sharafta leh ee CASRI Creams

Photos from CASRI Creams's post 12/06/2022

xafladi furitaanka ee CASRI Creams

11/06/2022

CASRI Creams ugu kaalay jalaato dhadhan macaan leh

Photos from CASRI Creams's post 11/06/2022

Dhalinyarada iyo dabaaldegga xaflada daahfurka ee Casri Creams!

11/06/2022

Wn kaga mahad celineynaa mudane wasiir ka soo qeyb galkaaga.

Casri creems

Caaqil coloow

Photos from CASRI Creams's post 11/06/2022

Mahadsanidiin dhamaan dhalinyaro iyo marti sharaf masuuliyiin inta kasoo qeyb gashay guud ahaantiin!
Farxad ayeey inoo tahay inaad inagala soo qeyb gasheen xarig jarka xarunta cusub ee magaalada Jowhar aan ka hirgalinay.

09/06/2022

Jalaato Casri ah oo dhadhan macaan iyo udgoon wanagsan leh ugu kaalay CASRI Creams

Want your restaurant to be the top-listed Restaurant in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Jowhar
252