Signaljet

Signaljet

Share

Signaljet waa shirkad si xirfad sare leh u bixisa dhamaanba adeegyada kala duwan ee daabacadaha iyo nashqadaynta.

Photos from Signaljet's post 07/09/2024

Waxaanu ku faraxsanahay in aanu u adeegno Madasha Isku-xidhka Wadaagayaasha Qorshaha Horumarinta Qaranka (Inter-sectoral Coordination Meeting) oo ay hagaysay Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, kuna salaysan Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Somaliland. Madashan waaxaa ku kulma Haayadaha dawlada iyo daneeyaasha dhanka horumarka ka taageera dawladda Somaliland.

15/07/2022

Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ilaahay SWT ha u naxariisto sheekheenii weynaa ee Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Adam-Siiro) oo ku geeriyooday dalka Hindiya.
Ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan ummadda uu ka baxayna Ilaahay SWT sabir iyo iimaan haka siiyo.

Waxa uu ahaa deeqsi ka war haya dadka jilicsan ee dhibaataysan, isla markaana ka shaqeeya arrimaha danta guud ee ummadda ka dhaxeeya.

Naxariistii janno Allaha ugu deeqo.

18/05/2022

18 May 2022
Hambalyo dhammaan shacbi-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

$Aqoonsi&AayatiinWacan.

02/05/2022

Ciid wanaagsan dhammaan macaamiishayada sharafta badan iyo ummadda Muslimiinta ahba. Shirkadda Signaljet waxay idiinku hambalyaynaysaa munaasibadda Ciidda Ciiddul-Fidriga.
Ilaahay (SWT) waxaanu ka baryaynaa inuu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan. Farxad ku ciida dhammaantiin.

21/04/2022

Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Signaljet waxay macaamiisheeda sharata leh ugu bushaaraynaysaa inay u samaysay qiimo dhimis balaadhan oo ah qaybta daabacaadda iyo qurxinta baabuurta. Qiimo dhimistu waa 35%, waxaanay soconaysaa tobanka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

Gaadhiga noohada ah waxaad ku helaysaa $312, halka uu markii h**e ka ahaa $480.
Gaadhiga baska haice-ka ah waxaad ku helaysaa $325, halka uu markii h**e ka ahaa $500.
Gaadhiga probox-ta waxaad ku helaysaa $253, halka uu markii h**e ka ahaa $390

Hadaba h**e u gaadh oo ka faaidayso macmiil qiimo dhimistan balaadhan.

Wixii faahfaaina kala soo xidhiidh
063 4157595 | 063 4417871 | 063 6654528 | 065 4157595

Photos from Signaljet's post 17/04/2022

Adeegga nashqadaynta iyo qurxinta baabuurta oo aanu si heer sare ah ugu qabanay shirkadda marmarka ee Raasamaal.

Ku soo dhawaada macaamiisha milgaha iyo maamuuska badan ee shirkadda Signaljet.

Aad bay noo farxad galinaysaa in aanu si qurux badan idiinku adeegno.

16/04/2022

Fadlan ka qayb qaado tabarucaadka suuqa Waaheen, oo halkan ku soo hagaaji wixii aad awooddo gudo iyo dibedba.

وَمَا تُنفِقُواْ مِنْ خَيْرٍۢ فَلِأَنفُسِكُمْ ۚ وَمَا تُنفِقُونَ إِلَّا ٱبْتِغَآءَ وَجْهِ ٱللَّهِ ۚ وَمَا تُنفِقُواْ مِنْ خَيْرٍۢ يُوَفَّ إِلَيْكُمْ وَأَنتُمْ لَا تُظْلَمُونَ.

وَمَا تُقَدِّمُوا لِأَنْفُسِكُمْ مِنْ خَيْرٍ تَجِدُوهُ عِنْدَ اللَّهِ هُوَ خَيْرًا وَأَعْظَمَ أَجْرًا.

Photos from Signaljet's post 15/12/2021

Shirkadda Signaljet waxay si weyn u qurxisay saddex xafladood oo loo qabtay ardayda iyo waalidiinta Mu'assasatu Aflax ee xifdiga Qur'aanka Kariimka ah

Signaljet waa hoyga daabacaadaha iyo nashqadaha qurxoon.

Photos from Signaljet's post 18/11/2021

Hass Petroleum Somaliland gacmo furan ku soo dhawaada.

Photos from Signaljet's post 18/11/2021

Aad baan ugu faraxsanahay in shirkadda Hass Petroleum Somaliland ay ka mid noqoto macaamiishayada sharafta badan ee aanu sida hagarla’aanta ah ugu adeegno.

Waxaanu nashqado qurux badan ugu xidhnay goobtii ay ku lahaayeen carwada ganacsiga Hargaysa ee ka socota hoolka hay’adda shaqaalaha.

Signaljet waa halka ugu horaysa ee aad ka helayso nashqadaha qurxoon.

17/11/2021

Aad baan ugu faraxsanahay in shirkadda Hass Petroleum Somaliland ay ka mid noqoto macaamiishayada sharafta badan ee aanu sida hagarla’aanta ah ugu adeegno. Waxaanu nashqado qurux badan ugu xidhnay goobtii ay ku lahaayeen carwada ganacsiga Hargaysa ee ka socota hoolka hay’adda shaqaalaha.

Signaljet waa halka ugu horaysa ee aad ka helayso nashqadaha qurxoon.

02/11/2021

Macmiil maka fikirtaa nashqad qurux badan in laguugu dhajiyo baabuurkaaga?

Signaljet waa halka ugu horaysa ee aad ka helayso nashqadaha qurxoon.

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargesa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargesa