SmartDigital Service
SmartSom transfers knowledge and expertise aimed at promoting the development of management capacity in public and private institutions and enterprises.
28/08/2021
Wasaaraddaha H. Maaliyadda iyo H/Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ayaa si wada jir ah kulan isugu yeedhay guud ahaan Agaasimayaasha Guud, Maareeyayaasha iyo Gudoomiyayaasha Hay'addaha Dawladda. Kulankaas oo ujeedkiisu ahaa gorfaynta Doorka Ilaalinta Hantida-Raagta.
Intii ay munaasibadu socotay waxa masuuliyiinta loo soo bandhigay war-bixino ku saabsan arimahan:
1. Siyaasadda Hantida-Raagta ee Dawladda
2. Waxyaabaha ku cusub diyaarinta Miisaaniyadda Dawladda sanadka 2022-ka.
3. Waxyaabaha ku cusub ee lagu soo kordhiyey Xisaabaadka Dawladda.
Masuuliyiinta Wasaaraddaha iyo Hay'adaha Dowladda ayaa iyagana dhankooda laga dhagaystay soojeedimo door ah oo ku saabsan jidka ugu haboon ee Maaraynta Hantida-Raagta.
24/08/2021
Xafladda Daahfurka Ku Shaqaynta Nidaamka Casriga Ah Ee Maaraynta Xogta Maaliyadeed Ee Dawladda (IFMIS).
24/08/2021
Dhaqan galinta iyo ku shaqaynta nidaamka maaraynta xogta maaliyadeed (IFMIS) ee Dawladda Hoose Gabiley
28/09/2018
OUR HQ OFFICE
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Hargeisa