Xurmo Collection

Xurmo Collection

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xurmo Collection, Design & Fashion, Hargeisa.

31/03/2024

Dawaco/dacawo?

24/03/2024

Dadka yaa nagu balamiyay sawiradeena iyo video yadeena la wareegaya mida kale ninkayga shidan xaguu Mustafe cagjar uga eegyahay?πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Waar illeyn ibtilo

22/03/2024

Saaxiibada qaar Kuma filna inay Saaxiib kula yihiin,
Ee waxay rabaan in ay adiga ku Noqdaan!

14/03/2024

Weyne ha u raxmado Hooyaday labaad Aisha Hasan Ali.
Amiin

14/03/2024

Barakee Allow Xamar.✊🏽

11/03/2024

Horta hablaha afurka kariya yaa u dhadhamiya?
Meeshaan cuntadii 5aad baan bilaa dhadhamis ku karinayaa.πŸ₯ΉπŸ˜Š

11/03/2024

Suxuuur suxuuur!
Suxuurtu waa sunne qaraabo.

08/03/2024

Allahayow haween daa🌺
Maalin kasta waa maalinteeniye Hambalyo gacalayaal.
Happy intentional women’s day

07/03/2024

Naaguhu magaca naag uun bay ka simanyihiin blse walee isku dadnimo iyo damiir ma ahan!

03/03/2024

Hospital ka joogaa ee yaan kusoo bookhdaa saaxiibayaalow?

02/03/2024

Ninka iyo naagta is Qabaa weysada ma iska Jabiyaan?

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa