MUUQ MEDIA
Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media
Wareysi Siyaasi Maxamed Cali Darood dhawaan kala soco Bogagan
09/06/2026
๐ข OGAYSIIS OGAYSIIS ๐ข
๐ Bilowga Kitaabka 4aad: ๐๐๐ญ๐ข๐ช๐๐๐๐ฎ ๐'๐ข๐ฆ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ข๐ญ๐ก
๐ค Sheekh Axmed Cabdisamad Yuusuf
โฐ Waqtiga: Casarka Khamiista Iyo Jimcaha.
๐ Goobta: Masjidka Nakhiil Hargaisa
Kala Soco Telegramka Sheekha:
https://t.me/shAxmedcabdisamad
Faa'idaysi Wacan
09/06/2026
Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garsoore sare Cumar Cabdiqaadir Cartan uu berri ku soo wajahan yahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka dib markii loo diiday in uu galo dalka Maraykanka.
Cartan ayaa la filayaa in berri si weyn loogu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho loona sameeyo garab istaag aad u xooggan.
Hargeysa: Moobil Jaajar ku jira oo Sababay Gubashada Guri ka kooban 5 Qol.
Wacyi-gelin.
Isticmaalka Jaajarka Xiliyada Habeenimo ee la Hurdo waxa ay Guriga iyo Qoyskaba u horseedi karta Halis la xidhiidha Dabka leh Awood baddan maadama oo la hurdo.
Taleefanka ama Jaajarka oo muddo dheer koronto ku jira, gaar ahaan marka uu ku hoos jiro barkin, Furaash/joodari ama maro, waxa uu sababi karaa kulayl badan oo keeni kara dab halis gelin kara nolosha iyo hantida qoyskaaga.
FG: Muuqaalkani waa Baraarujin la xidhiidha Khatarta ka iman karta Moobilka Dabka lagaga seexdo, Sawirada Muuqaalkan ku dhex jiraa waa Moobilkii Sababay Guriga gubtay.
09/06/2026
Sida ay sheegtay Warbaahinta Al-Carabiya, Budhcad badeed ku sugan xeebaha Puntland ayaa diiday in ay qaataan 2 Milyan oo Dollar si ay u sii daayaan 8 qof oo saarnaa Markab ay ka afduubteen xeebaha badweynta Hindiya kuwaas oo u dhashay waddanka Masar.
Wada hadal dhinaca Internet-ka ku dhex maray budhcadda iyo Mulkiilaha Markabka la haysto ayaa ku soo dhammaaday is fahan waa ka dib markii ay afduubeyaashu dalbadeen lacag ka badan 2 Milyan oo Dollar
Warbaahinta Masar qaarkood ayaa sheegaya in ay markii h**e budhacaddu ogolaatay labada Milyan balse dib ka soo la kacleeyeen oo ay dalbadeen lacag kale oo dheeraad ah.
Muuqaal ay ka duubeen ragga ay haystaan ayaa keenay in loo ogolaado lacagta 2 Milyan ah si looga sii daayo raggan ay haystaan.
Xigasho Gallaydh TV
Qiimaha Cusub ee biyaha hargaysa
Lugaba Kumataagne Maguntaan Kasii Ridna
Xinif
"Waxaan haystaa passport diplomacy ah,haddii la iga qaadayo diyaar baan u ahay"
Sh bashiir Salaad Gudomiyaha jamacada ictisaam
โ Raga waalan ee dibbada ka yimaada yaan loo guurin hablaha oo loo qarinโ Sheekh
Maxaa hadda socda, maxayse kawadaan wafdiga Turkida ee Muqdisho kusugan.?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeysa
Hargeisa