Al Rabiic General Trading
AL RABIIC GENERAL TRADING Shirkad hormuud u ah iibinta taayirrada Baabuurta, Cagafta, Bajaajta, Tiyuubada iyo Batteries-ka.
Waxaan si gaar ah u keenaa Linglong Tires – taayaro caalami ah oo caan ku ah adkeysiga iyo waxqabadka sare.
26/05/2026
Ma raadinaysaa taayirro adkaysi leh oo u dhabar-adaygi kara culeyska iyo jid kasta. Shirkadda Al Rabiic General Trading waxay idiin haysaa Taayirada caanka ah ee Linglong Tire gaar ahaan nooca 650R14 LL16 oo ah kuwa ugu tayada sarreeya ee loogu talagalay gaadiidka rakaabka (sida caasiyada/baska).
📞 Nagala soo xidhidh:
Line ka: 524583
WhatsApp / Tel: (+252) 63 4829133
📍 Location: Wadada Khayriyada
25/05/2026
Ma raadinaysaa taayir adkaysi u leh wadooyinka, xambaari kara culayska
Waxaan idiin haynaa taayirada caanka ah ee LINGLONG TIRE (KTA 303) oo cabirkiisu yahay 215/75 R17.5, kaas oo loogu talagalay basaska Coaster-ka iyo gaadiidka dhex-dhexaadka ah.
📍 Location: Wadada Khayriyada, Hargeisa.
📞 LINE-ka: 524583
📱 WhatsApp: (+252) 63 4829133
24/05/2026
Safarka dheer iyo rarka culus waxay u baahan yihiin taayir adkaysigiisu sarreeyo oo loogu talagalay waddo kasta. Shirkadda Al Rabiic General Trading waxay idiin haysaa taayirkii aad ku kalsoonaan lahayd ee1200/24D960 Linglong Tire
Wuxuu si gaar ah u xoojiyaa deganaanshaha baabuurta waaweyn sida Sino Truck isagoo kuu dammaanad qaadaya badbaado iyo cimri dheeri.
📍 Nagala Soo Xidhiidh
🏢 Goobta: Wadada Khayriyada
☎️ LINE: 524583
💬 WhatsApp/Tel: (+252) 63 4829133
Safar Kasta Ku Soco Kalsooni Buuxda!
Ku xidh gaadhigaaga taayirada Linglong ee u adkaysta jid kasta iyo culays kasta.
Taleefanka: 524583
💬 WhatsApp: 63 4829133
📍 Goobta: Wadada Khayriyada, Hargeisa
20/05/2026
Taayirka ugu habboon Probox-taada Linglong CrossWind (185/65R15) jumlad & tafaariq ku hel 📞 Nagala soo xidhidh: 524583 / 63 4829133
19/05/2026
DOORO LINGLONG, DOORO TAYO
Safety • Comfort • Durability
175/70R14 Available Now
Jumlad & Tafaariiq
16/05/2026
Taayirada Gaadhiga Trailer-ka ee Linglong (385/65R22.5 KMA)
Waxaan idiinku haynaa si JUMLAD iyo TAFARIIQBA leh
Tayo la isku raacay, adkeysi dheeraad ah, iyo qiimo qof walba ku qanco.
Dalbo Hadda 524583 / 63 4829133
Hargeisa, Wadada Khayriyada
13/05/2026
Ma raadinaysaa taayiro adkeysi iyo tayo leh 🚗
Al Rabiic General Trading waxay idiin haysaa taayirada caanka ah ee Linglong Tires Ku wad gaadhigaaga si kalsooni leh adigoo isticmaalaya taayiro loogu talagalay waddo kasta
📍 Goobta: Wadada Khayriyada, Hargeisa
📞 La xidhiidh: 524583 / 63 4829133
12/05/2026
Safarkaaga ku Kalsoonow Taayirada LingLong
Waxaan kuu haynaa taayirada LingLong ee cabbirka 265/65 R17 gaar ahaan kuwa loogu talagalay baabuurta Toyota Prado. Tayo la hubo iyo adkaysi dhab ah.
📍 Goobta: Wadada Khayriyada Hargeisa
📞 La xidhiidh: 524583 / 63 4829133
"Linglong Tire: The World at Your Reach! 🌏✨
Ma rabtaa taayir muddo dheer kuu adkaysta? Noogu kaalay shirkadda Al Rabic. Waxaan haynaa noocyada ugu dambeeyay ee Crosswind A/T iyo kuwa kale oo badan. 🚗💨
📍 Nagu soo booqo: Hargeisa, Waddada Khayriyada.
📞 Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 524583 ama 63 4829133 ."
10/05/2026
DOORO TAYADA OO ISTICMAAL LINGLONG TIRES! 🌟
Ha moogaan fursadda aad ku helayso taayirada ugu adkaysiga badan suuqa.
📞 Contact Us:
Line: 524583
WhatsApp: +252 63 4829133
📍 Location: Wadada Khayriyada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Tuesday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Wednesday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Thursday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Saturday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 | |
| Sunday | 08:00 - 12:00 |
| 16:00 - 20:00 |