ClickBaro
Welcome ClickBaro
21/12/2025
🎓 Koorsada Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka – Online & Af-Soomaali! 💻
Ma taqaan sida loo isticmaalo Microsoft Office, Email, Internet, iyo qalabka kale ee digital-ka? Hadda waa fursadaada!
🚀 Ku baro kombiyuutarka adigoo online ah, Af-Soomaali ah, iyo qiime jaban!
📚 Waxaad baran doontaa:
✅ Microsoft Word, Excel, PowerPoint
✅ Email isticmaalka
✅ Internet & raadinta xogaha
✅ Xirfado muhiim ah oo casri ah
💰 Qiimaha: $10
📆 Muddada: 1 bil (1 month)
📍 Goobta: Online (waxaad baran kartaa meel kasta oo aad joogto)
🕓 Waqti: Kuu gaar ah!
👇 Guji link-ga si aad isu diiwaangeliso
wa.me//+252638998300
➡️ Maanta bilow! Mustaqbalkaaga ha sugina!
Ma jeclaan lahyd inad Barto Computer
19/04/2025
🎯 Ma taqaan sida kombiyuutarka loo isticmaalo?
Haddii jawaabtaadu tahay maya ama wax yar, ha welwelin – ClickBaro ayaa kuu diyaar ah!
Waxaan ku baraynaa:
💻 Aasaaska kombiyuutarka (Basic of Computer)
📝 Word – qorista qoraallo rasmi ah
📊 Excel – xisaabinta iyo jadwal sameynta
📽️ PowerPoint – bandhigyo (presentations) xirfad leh
🎨 Publisher – buug-yareyaal iyo design fudud
📬 Email – sida loo abuuro, loo isticmaalo, loona ilaaliyo
🌐 Internet – sida loo baadho, loo isticmaalo si badbaado leh
📁 Outlook – maamulka jadwalka iyo fariimaha email
Wax walba waxaan ku baraynaa af-Soomaali, si fudud oo aad si degan u fahmi karto!
👨💻 Ma rabtaa inaad noqoto qof kombiyuutarka si xirfad leh u isticmaala?
🎓 Nagu soo biir maanta oo bilow safarka aqoonta!
📩 Wixii faahfaahin ah ama isdiiwaangelin,
Whatsapp Naga so xidhiidh
wa.me//+252638998300
17/04/2025
📚 Maxaad Ka Baran Kartaa ClickBaro? 💻
Koorsada ClickBaro waa tababar dhameystiran oo ku saabsan Basic of Computer. Waxaan si sahlan oo af-Soomaali ah kuugu baraynaa xirfado muhiim ah oo noloshaada shaqo iyo waxbarasho kaa caawin doona.
Waxaad ka baran doontaa:
✅ Microsoft Word – Qorista dokumentiyo, waraaqo rasmi ah, iyo CV.
✅ Microsoft Excel – Xisaabinta, samaynta jadwal, iyo falanqeyn xog.
✅ Microsoft PowerPoint – Samaynta bandhigyo (presentations) qurux badan.
✅ Microsoft Publisher – Samaynta boorar, buug-yareyaal (brochures), iyo designs.
✅ Microsoft Outlook – Maamulka email-ka iyo jadwalkaaga shaqo.
✅ Email isticmaalka guud – Sida loo abuuro email, loo diro, iyo amniga email-ka.
✅ Internet Basics – Sida loo isticmaalo internet-ka si xirfad leh oo ammaan ah.
✅ Computer Basics – Sida kombiyuutarka u shaqeeyo, qeybihiisa iyo sida loo isticmaalo si sahlan.
💡 Koorsadeennu waa mid loogu talagalay bilowga (beginner level), mana u baahna waayo-aragnimo h**e.
🎓 Ku bilow safarkaaga aqooneed maanta!
📩 Nala soo xiriir si aad u isdiiwaangeliso ama faahfaahin dheeraad ah u hesho.
wa.me//+252658712991
wa.me//+252658712991
16/04/2025
Ma taqaan barnaamijyada aasaasiga ah ee kombiyuutarka?
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad online kaga barato Microsoft Word, Excel, PowerPoint iyo xirfado kale oo muhiim u ah shaqada iyo ganacsiga.
Waxaa kuu diyaarsan duruus fudud oo af-Soomaali ku baxaya!
Ku baro gurigaaga adigoo isticmaalaya ClickBaro!
Isku qor hadda – fursad dahabi ah!
Nala soo xidhiidh Whatsapp : 657812991
Click here to claim your Sponsored Listing.