Safe Solution

Safe Solution

Share

Our mission is to organize the business information and make it universally accessible and useful.

26/11/2018
17/11/2018

aaka wax aan is xasuusin doonaa Qaybah kal duwan ee CCTV-Camera :
1:Dome Camera
2:Bullet Camera
3:C-mount Camera
4:Day/Night Camera
5;PTZ Camera

1:Dome Camera:

kameradii kubada u ee kayd waan nooca ugu caansan ee loo isticmaalo indoors-ka iyo outdoors-ka,Muuqalkan Kubad u eeg ee cameradu u samaysntahya waa mid ku adag
in la kal furo inta badan waa "Weather Resistant Camera Rain Covers"
Faa'idooyinka kale ee ay leedahay gudaha iyo dibadaba wax ka mida
 in aad si fudud u rakibi kartid qalab ahaan iyo software-ba "easy to install hardware and software"
 Habeenkii iyo malitiiba si isku mid ah aya wax u aragtaa "IR night vision"

2:Bullet Camera:

Kameradan Muuqal-ka Xabad ama qoriga u eeg qaabkeedu wareeg yahya waxa ay ku haboon yihiin istcmaal-ka dibada “outdoor” awoododu waxay tiirsantahay Ilaaliyasha masaafad dheer wax ka ilaalinaaya.

Faa'iidooyinka kale ee kamaradaha Bullet Camera waxaa ka mid ah:
 Aragtida habeenkii IR(IR night vision)
 Qalabka caawinta qiyaasta cufnaanta(Compact size aids installation)
 Qaraarka image-tayo sare leh(High-quality image resolution)

La soco Qaybah kale oo aan kaga hadi doono 3-4-5
C-mount Camera
Day/Night Camera
PTZ Camera

Safe Solution Our mission is to organize the business information and make it universally accessible and useful.

11/11/2018

we preparing services and handmans

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59