Sancani Market
Waxad ka heli karta dhammaan qalabka caruurta
17/06/2023
Waa dharkii Eid ee hablo iyo wilaal ba oo qiima jaban lagugu hayo iyagoo jumlad ah.
Iibso darsin oo hel discount alaabta kale ah - bodytight(hablo), garamada hoose(hablo iyo inamo), kabo(hablo iyo inamo).
Age ka waa 0-8 years
So gaadh yaa laga dhameesan
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
10/06/2023
Waalid Waxan diyaar kuula nahay in aan kula qaybsanno farxadda caruurtaada . Dhamaan alaabtani waa ino diyaar
jumlad iyo tafaariiq qiima jaban iyo tayo noogu kalay
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
28/05/2023
Dhmaan alaabtan discount %30 ayay ku jirtaa
Waana ino diyaar hdii aad dry amma oil tahy
waxay qabtaan hdan so koobo ;-
Qofka la dhiban finanka amma haaraha amma wajigiisu dry badan leeyahy amma wajigiisu oil badan leeyahy iyo dhamaan problemka face ka
Iyo qofka doonaya qurux kaliya amma inu midab kiisu iftiimo breathing yeesho intaba wad helaysa
Sido kale sunscreen quality iyo tayo sare leh ayaa ino diyaara
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
Location Togdheer area ๐
28/05/2023
Dhamaan alaabtan waxa lagu sameeyay discounts %30 ilaa 15 bishan
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
20/05/2023
Sauna ๐งโโ๏ธ room big discounts 70$
โ
Room
โ
Heater
โ
Remote control
๐ซChair
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
13/05/2023
Hablo dhaman alaabtan waa ino diyaar hadda dalbo
3shay qofkii iibsada wuxuu helaya free delivery ๐
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
09/05/2023
Maku dhibtay kaneecadu waxan kuu haynaa qalabkan ood kaga raysan kartid
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
Price 9$
09/05/2023
Vitamine c serum
Waxay biisa finanka taashtaashka haarta qalaylka iyo gabawga sido kale waxay ku siinaysa waji qurux badan oo dhalinyaro ah oo soft ah
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
09/05/2023
Faa-idada scrup kan
Wuxu ka biiya maqaarka qalaylka caajiska
wuxuu ku siinayaa dhalaal iyo breathing
Sido kale nadiifin aad u saraysa ayu ku siinaya
Maqarkana wuxuu ka dhiga soft
Mrkad isticmaashid waxad dareemi doonta qabaw daganaasho iyo raaxo
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
07/05/2023
Hablo Dhamaan alaabtii is qurxintu waa ino diyaar
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
Fg -Big discount ayaan samaynay %30 waana free delivery ๐
03/05/2023
Big discounts
Waa ino diyaar dhmaan alaabtan waana tiro kooban h**e uso gaadh yayna kaa hor dhamaan
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
01/05/2023
Sauna ๐งโโ๏ธ room big discounts 70$
โ
Room
โ
Heater
โ
Remote control
๐ซChair
Call โ๏ธ delivery ๐ 063-3395201
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa