Find autos & automotive services in Hargeisa. Listings include Madar Motors, Zack Car Rent and Decorations, Abokor abco, kayd Rental car, Al Mahdi Motors, Mustafe Qalbi Motors.
Macradkani waxa uu ku yaala magaalada Hargeisa gaar ahaan xaafada boqol iyo kontonka Waxaanu kuu hayaa noocyada gaadidka siiba gawadhida raaxada.
Borama Driving school WAXAAD KA HELAYSAA WAX BARSHO TAYOLEH SI AAD GAADHI U KAXAYSO
𝗞𝗔𝗦𝗛𝗠𝗜𝗜𝗥 𝗠𝗢𝗧𝗢𝗥𝗦 Bulsho waynta waxaanu ugu baaqaynaa qof kasta oo danaynaya baabuurta in aanu kuu hayno gawaadhi tayo leh oo nadiifa. Faahfaahin dheeraada page-ka ka hel.
Barako Auto services
Waa goob ganacsi oo aad ka helayso gadiid nooca aad u bahan tahay
ISXAL SPAREPARTS waxa aad ka heli kartaa agabka kala duwan ee gaadiidka yaryar iyo waawayn ba.
soo dhawaw macmiil waxan ku haynaa furfurka gawaadhida yaryar sida vitz,verosa,one10,harrier,noah sidoo kale furfurka wixi dagdag ah waa laguu diraya inshllah ugu kalay qiimo macq...
soo dhawoow macmiil waxaan kuu haynaa dhamaan adeegyada aad uga baahan lahayd gaadhugaaga nasoo booqo kasoo horjeedka kaalinta boqoljire
best driving school in somaliland since 1997
Gaas Auto parts parts waxaad Ka helaysaa dhaman qalabka dayactirka gawaadhida
Geele is a friend of customers,and we bring high quality and satisfying tires.