Find schools & colleges in Hargeisa. Listings include Barshada quranka, Aqoon koriye academic, Al-Hikma Online Academy, Dugsiga hoose/dhexe ee Lixle, Arday kaab, Al-Kaatib home teacher.
ku baro quranka hab onlline ah machadku waxubixiyaa barshada culuumta diiniga adigo uga faidaysan kara meel walbo oo aad dunidan ka joogto
Al-Hikma waa goob aad ka baran karto Qur'aanka iyo Axkaamtiisa waxana lagugu barayaa habka casriga ah ee Online-ka adiga oo jooga gurigaga ama goobtada Shaqada. Al-Hikma is a plac...
Hoyga Horumarinta Aqoonta iyo Akhlaaqda ubadka
ka dheeho aqoon dheerada oo kusaabsan cilmiga biolojiga kuna raaxayso quruxda dabiicada iyo deeganka.
Dugsiga H. Dhexe & Barbaarinta 18 May
Wax ka baro Markaz Al-Hidaya adigoo qurigaaga ama goobtaada shaqo jooga.
RAJO Foundation envisions the development and quality education system in Somaliland
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadka jecel qur'aanka iyo barashadiisa in lagu bari doono qur'aanka
Dagalkan waxaad kaga bogan kartaan fursadaha nolosha gaar ahaan ardayda heerarka kala duwan
waa goob aad si online ah aad uga baran karto, quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa.
KU SOO DHAWOW HAYGA HAL-ABUURKA, GANACSIGA, BARASHADA TECHNOLOGY-GA IYO BARASHADA AQOON GUUD.
ku baro Quranka hab online-ah adiga oo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga
Al-aska college online waa dugsi online ah oo bixiya luuqadaha,xisaabta iyo quraanka kariimka.
Daarul Cilmi Online waa Madrasad Online; Musaabaqo Bishiiba 1 Mar loo qaban doono Ardayda iyadoo Waalid ku ka soo Qeyb geleyaan, 2-Barnaamijyo Dhiirigelin ah oo Ardaydu helayaan, 3...
Maraakiz Al IKhlaas Waa hoyga xiftiga Qu'aanka Kareem ka iyo tarbiyada caruurta